Bidix

Bidix (ingiriis: Left) waa ka soo horjeedka midigta.

Dadku waxay leeyihiin midig iyo bidix. Gacan midig iyo mid bidix.