Bardaale waa degmo ka tirsan gobolka Baay. degmada berdaale waxaa eebe ku maneestey barwaaqo rabaani ah waa degmo laba walaal degan yihiin waa leysaan asharaaf sarmaan iyo asharaaf ahdali. waxyaabaha lagu yaqaano iyo wax soo saarkeeda waa badarka iyo digirta geleeyda iyo badarka mida kale waxaa kaloo lagu yaqaanaa in diinta lagu barto waxaaa lagugu soo dhabeynayaa waxbarasho diinta, Degmada berdaale waxaa hoos taga deegaano badan Tusaale waxaa ka mid ah Tosweyne, Foolfayle, Laajiya, Daaniya, Abraana, taliisa, Buula yuusuf, Tuuteese, kaayow, howlahaguud, Jafey, Qasaqlow, Boorama, iyo Tuulooyin kale, degmada Berdaale waxaa Inta badan wax ka bedelay hogaan wanaagna ay u muujiyey Dadka degaanka Toosweyne oo inta badan Hogaanka u haaya degmada Berdaale, Si la mid ah Hogaan wanaaga ay muujiyeen Dadka Deegaanka Toosweyne waxaa ay caan ku yihiin wax soo saarka, deris wanaajinta iyo Dhanka diinta oo ay meelo sarre ka marayaan, la isna oran karo Dadka dega deegaanada ku teedsan berdaale inay hogaanka uga hayaan dhan walba.