Coordinates: 7°20′N 134°29′E / 7.333°N 134.483°E / 7.333; 134.483

Balau ama Jamhuuriyadda Balau waa wadan Jasiirad ah oo aad u yar waxoona ku yaalaa Badweynta Baasifik. Jasiiradaan waxee 800km u jirtaa wadanka Filibiin.

Balau

Waxa ay ka kooban tahay 16 gobol caasimadeeduna waa Melekeok.

Xiligii u horaysay ee wadankan cidi degtaa waxa ay ahayd 1000 kahor dhalashadii nabi ciise csl

Sida ay7 cadaynayaan calaamado laga helay goobo wadankaa kuyaalaa dadkii ugu horeeyaya ee halkaas lugohooda dhigay waxaa lacadeeyay in ay kayimaadeen wadanka Indunisiya

Dadka kunool wadankaas waxaa lagu qiyaasay ilaa 20 kun ooqof.