Ayslaan
Coordinates: 65°N 18°W / 65°N 18°W
Ayslaan (Af Ingiriis : Iceland) ama loo yaqaan jamhuuriyada Ayslaan waa wadan ku yaala woqooyiga Badweynta Atlaantik. waxay u dhaxaysaa wadamada Giriinland iyo wadanka Britan. Aysland waxaa degan dad gaaraayo 325.000 oo qof, caasimada wadanka waa Reykjavík.
President: Guðni Th. Jóhannesson