Aqoonmaal (Saynis)
Saynis (Af Carabi : ar; Af-Taliyaani : Scienza; Af Ingiriis : Science) ama aqoonmaal waa wax kasta ee ku saabsan aqoon iyo dhaqan gelin
- Saynis ku dhisan qeexitaan iyo ulajeeddo sida fiisikis
- Mid ku dhisan khibarad ee laga qaatay dabiicadda
Qeexis
wax ka badalSaynisku waa cilmi kasta oo la xaqiijin karo, iyadoo la isticmaalayo tijaabo sayniseed. Xaqiijintiisuna kuma xirna goob, xilli, sidoo kalena sayniska iyo saynisyahanku wax xiriir ah malaha! Tusaale: haddii la doonayo in la xaqiijiyo in biyuhu samaysmeen ka dib markii labo curriye (labo atam oo haydrojiin ah iyo hal atom oo ogsajiin) ay falgaleen, sida ugu fudud ee loo xaqiijin karo waa in la soo qaataa labadii curriye, ka dibna la falgeliyaa! Maxsuulka mar walba ka soo baxaya tijaabadaas waa "biyo". Saynisku waa cilmiga ka madax bannaan dhaqanka ay bulsho leedahay iyo waxa ay aaminsan tahay
Macnaha Sayniska
wax ka badalSaynisku waa waxa lagu kala garto noolaha iyo manoolaha
Sayniska aan Muuqan waa sida hawada
wax ka badalHawada lama arkee waa la dareemaa
Hawadu waa ay fidaa marka la kululeeyo
Hawadu waa ay isku soo ururtaa marka la qaboojiyo ama ay qabowdo
Saynis dadku sameeyeen
wax ka badalSayniska Inta uu ka koobanyahay
wax ka badal