Alia Bhatt

Alia Bhatt (/ˈɑːliːɑː ˈbət/; waxay dhalatay 15 Maarso 1993) waa jilaa Hindi ah, waxayna heysataa dhalashada Ingiriiska, waxay ka shaqeysaa filimada luuqada Hindiga.

Alia Bhatt
Alia Bhatt at the IIFA Awards 2017 (2) (cropped).jpg
Bhatt sanadka 2017
Ku dhashay (1993-03-15) 15 Maarso 1993 ( 28jir)
Bombay, Hindiya
Dhalasho Ingiriis[1]
Shaqada jilaa
Sanadaha Shaqada 2012–hadda
Waalidka Mahesh Bhatt
Soni Razdan
Abaal-marin Liis buuxa

Nolosha iyo shaqadaEdit

1993–2012Edit

 
Bhatt sanadkii 2012

Alia Bhatt waxay dhalatay 15 Maarso 1993 gudaha Bombay (Mumbai-ka maanta) aabaheed Mahesh Bhatt iyo hooyadeed Soni Razdan. Aabaheed wuxuu ka soo jeedaa Gujarati[2][3] hooyadeedna waxay ka soo jeedaa Kashmiri Pandit iyo isirka Jarmalka.[4][5][6][7] Waxay haysataa dhalashada Ingiriiska. Waxay leedahay walaasheed ka weyn, Shaheen,[8]

Bhatt waxay heesatay filimkeedii ugu horeeyay sanadkii 2012 Student of the Year, waxaana la waday Sidharth Malhotra iyo Varun Dhawan, filimkan waxaa la sii daayay 19 October 2012.[9]

2014–2018Edit

Filimkeedii xigay wuxuu ahaa filimkii Highway (2014), iyo filimadii jacaylka ahaa ee 2 States iyo Humpty Sharma Ki Dulhania (labaduba 2014).

 
Bhatt sanadkii in 2016

Filimkeeda Shaandaar. Filimkan ayaa waxa uu soo baxay sanadkii 2015-kii, Waxay ku bilaabatay 2016 doorka filimka Kapoor & Sons, iyo filimka Udta Punjab (2016),

Filimkeeda jaceylka iyo majaajillada ah ee Badrinath Ki Dulhania waxaa la sii daayay 2017, filimkeedii xigay ee Raazi waxaa la sii daayay 2018.

2019–illa hadaEdit

 
Bhatt sanadkii 2019

Filimkeedii guuleystay ee Gully Boy, waxaa la sii daayey 2019, filimkeedii Kalank sidoo kale waxaa la sii daayey isla sannadkaas, filimkii Bhatt Sadak 2, waxaa la sii daayey 2020.

filimadaEdit

FilmsEdit

Sanadka Filim
1999 Sangharsh
2012 Student of the Year
2014 Highway
2014 2 States
2014 Humpty Sharma Ki Dulhania
2014 Going Home
2014 Ugly
2015 Shaandaar
2016 Kapoor & Sons
2016 Udta Punjab
2016 Ae Dil Hai Mushkil
2016 Dear Zindagi
2017 Badrinath Ki Dulhania
2018 Welcome to New York
2018 Raazi
2018 Zero
2019 Gully Boy
2019 Kalank
2019 Student of the Year 2
2020 Angrezi Medium
2020 Sadak 2
2020 Gangubai Kathiawadi
2020 Brahmāstra
2021 RRR

Fiidiyowga muusikadaEdit

Sanadka hees
2019 "Prada" [10]
2019 "Smile Deke Dekho" [11]

[12]
































































sido kale fiiriEdit


TixraacyoEdit

  1. Singh, Prashant (3 April 2014). https://web.archive.org/web/20160713192416/http://www.hindustantimes.com/entertainment/alia-bhatt-can-t-vote-in-2014-encourages-youth-to-cast-their-votes/story-O0cEnVn13dMi85tnQIiJmK.html. Waxaa laga kaydiyay the original 13 July 2016. Soo qaatay 5 June 2016.  Barameter aan la aqoon |url-status= ignored (caawin); Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. http://www.mid-day.com/articles/i-am-politically-ignorant-says-a-r-rahman/15126086.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. http://indianexpress.com/article/entertainment/bollywood/alia-bhatt-to-sing-samjhawan-unplugged-for-humpty-sharma-ki-dulhania/.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  4. . NDTV http://movies.ndtv.com/bollywood/alia-bhatt-feels-honoured-to-sing-her-second-song-with-diljit-dosanjh-1420392.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  5. . MSN http://entertainment.in.msn.com/glamsham/article.aspx?cp-documentid=253726833.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  6. http://www.dnaindia.com/entertainment/1872462/report-varun-dhawan-alia-bhatt-and-siddharth-malhotra-unite-for-a-cause.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  7. http://www.indianewsbulletin.com/bollywood-dream-team-us-tour-august-2016-to-feature-alia-bhatt-katrina-kaif-parineeti-chopra-varun-dhawan.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  8. http://articles.timesofindia.indiatimes.com/2013-10-25/news-interviews/43394687_1_alia-bhatt-peta-campaign-homeless-animals.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  9. https://web.archive.org/web/20121005081045/http://www.hindustantimes.com/Entertainment/Bollywood/The-new-stars-of-Bollywood/Article1-644946.aspx
  10. Mukherjee, Madhureeta (13 August 2019). https://web.archive.org/web/20190813064237/https://www.mid-day.com/articles/prada-full-song-out-alia-bhatt-sizzles-like-never-before-with-the-doorbeen-boys/21531168. Waxaa laga kaydiyay the original 13 August 2019. Soo qaatay 13 August 2019.  Barameter aan la aqoon |url-status= ignored (caawin); Maqan ama ebar |title= (caawin)
  11. sonymusicindia (29 December 2019). (Tweet) https://twitter.com/sonymusicindia/status/1208310677703577601. Soo qaatay 15 January 2019.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  12. Cite error: Invalid <ref> tag; no text was provided for refs named little

Xiriirinta dibeddaEdit