Aishwarya Rai Bachchan

Atariisho Hindi, moodel iyo Marwada Adduunka 1994

Aishwarya Rai Bachchan (née Rai; dhashay 1 Nofeembar 1973) waa atariisho Hindi ah iyo ku guulaysta Marwada Adduunka 1994. Waxay caan ku tahay shaqadeeda aflaamta Hindi iyo Tamil, waa mid kamid ah shaqsiyaadka ugu caansan iyo kuwa ugu caansan gudaha Hindiya xili ay ku guuleesatay xirfada atirishada.[1] Rai wuu guuleystay abaal-marinno badan, oo ay ku jiraan laba abaal-marin oo Filmfare ah, waaxa lagu sharfay Padma Shri ee dawladda Hindiya sannadkii 2009 iyo Ordre des Arts et des Lettres ee dawladda Faransiiska sannadkii 2012. Marar badan ayaa lagu sheegay warbaahinta inay tahay "haweeneyda ugu quruxda badan adduunka".[2][3]

Aishwarya Rai Bachchan
Rai Bachchan ee 2017
Ku dhashayAishwarya Rai
(1973-11-01) Nofeembar 1, 1973 ( 50jir)
Mangalore, Karnataka, Hindiya
Shaqada
Sanadaha Shaqada1991–hada
CiwaanMarwada Adduunka 1994
Xaasaska
Ilmaha1
QoyskaQoyska Bachchan
Honours
Saxiixa



Tix wax ka badal

  1. "India's Most Influential".
  2. Tricia, McDermott (29 December 2004). https://web.archive.org/web/20131029230442/http://www.cbsnews.com/stories/2004/12/29/60minutes/main663862.shtml. Waxaa laga kaydiyay the original 29 October 2013.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. *Simon, Bob. "The most beautiful woman in the world Aishwarya Rai gives birth". 60 Minutes. CBS. 29 December 2004.