Af Urur
(Waxaa laga soo toosiyay Afurur)
Af Urur Waa tuulo ku taalo Buuraha Golis waa deegaan aad u balaaran oo leh wax soosaar kala duwan, Tuulada Afurur waxaa ku nool dad aan tiro ahaan yareen, Waxaa ku yaala Saldhig weyn oo ciidamada Difaaca Puntland Leeyihiin. Waana goob Muhiim u ah difaaca guud ahaan woqooyi bari & Woqooyi galbeed ee Soomaaliya. Deegaanka iyo nawaaxigiisaba waxaa Degan Beesha Tiinle.[1]
Af Urur | |
---|---|
Gobol | Bari |
Magaalo | Boosaaso |
Tirada dadka | |
• Dhammaan | 20,000 |
Aag saacadeed | EAT |
Taariikh
wax ka badalAf Urur waxaa asaasay bulshada beesha Tiinle xili aad u horeeyay.