Aadan Yabaal

shabeela dhexe

Aadan Yabaal waa degmada magaalada

Aadan Yabaal waa degmo ka tirsan degmooyin gobolka sh. Dhaxe, waxaana demo loo magacaabay sanadkii 1962dii.

Aadan yabaal waxeey ka mid tahay degmooyinka qadiimiga ah ee ku yaalo shabeelada dhaxe degmadaan waxaa degan qabiilka abgaal cusmaan gaar ahaan owbakar gaabane,Agoonyar gaabane, Ciise Harti, Warsangeli Harti iyo jilibyo kale oo yabaal ah balse aysan tiradoodu badnayn. degmadu waxy leedahay taariikh deer oo soo jireen ah... Waxaa ku yaalla cell ciid oo ka mid ah ceelashii ay ajuuraankii qaxayey dungeon oo ciid uun laga saaray. Waxaa ka mid ah cuqaladii ugi caansanaa Ee Bulshada Dhaqanka u haayey: Take Maxaad Mahdi Xasan Cali Maxamuud Nuur Xaaji Axmed Cabdulle oo ku magac dheeraa Xaaji Daboole. Waxaa ka talin jiray dhulkaas boqortooyadii Reer Yacquub ee xukumayey gobollada shabeellooyinka..hiragana.. galgaduud iyo mudug. Intaas Laguna soo kobi karo taariikhda Degmada faca weyn ee Aadan Yabaal, Waxaan rajeyneynnaa in uu noqdo barnaamij taxane ah oo qeybt lahayn doona haddii Alle Idmo. Waxaa Qoray Cabdullaahi Ibraahin Cabdulle