Salaada Cishe

(Waxaa laga soo toosiyay (salaada)cishaha)

Salaad Cishe Waa salaada shanaad ee salaadaha faradka waxeyna kujirtaa salaadaha fadligooda badan yahay, Nabiga (NNKH) Wuxuu yiri ninkii tukada labada bardeyn(qaboobe) Janada ayuu galayaa, waxayna ka koobantahay 4 rakco. Waa salaada ku adag munaafiqiinta in ay tukadaan. Salaada cishaha waxaa ka danbeeyo 2 rakco oo sunna ah.

Sidoo kale fiiriEdit