Galgala- murcanyo wax ka badal

Galgala gardafuu waa tog aad u dheer oo ka soo bilaabma meesha loo yaqaano isha dhuurbood kaa soo biyihiisu ku darsamaa toga weyn ee loo yaqaano laasaguduudan Hada wàa jira 3 tuulo oo ku yaala toga galgala waxayna ka layihiin huurshe ,galgala madaw, iyo sidibta . Laasguduudan (talk) 19:00, 13 Agoosto 2018 (UTC)Reply

Yaad dega Laasguduudan (talk) 19:01, 13 Agoosto 2018 (UTC)Reply

Waxaa dega beesha maxamed talareer ( wadalmoge ) Waxaan ku yaala xiggiyada faleenka ugu sareeya caalamka laga soo guro sida maydiga iyo beeyada . Sidoo kale wa dhul xoola daaqeen ah oo ay xiliga wajiinaha u soo xays galaan reer guuraga . Si doo ka le waxaa laha helaa dhuxul dhagaxda iyo macaadin kale Laasguduudan (talk) 19:05, 13 Agoosto 2018 (UTC)Reply