Laasguduudan
Joined 2 Agoosto 2018
Hoodaa waa magaala ka tirsan degmada murcanyo ee gobolka gardafuu waan magaalo ka mida kuwa soo koraya waxaan asaasay nin la oran jiray naxar gabood . Waxayna leedahay hal iskool hoose dhexe iyo waana ku tiiran tahay xoolaha nool faleenka maydiga iyo beeyada
Waxaa kaloo jira deegaano ku dhaw hoodaa oo ay ka mid tahay dibir karinta