Abshirdheere
| |||
| |||
| |||
| |||
| |||
IGU SAABSAN |
Magacaygu waa Abshir. Hawlaha aan ka qabto Wikipedia way farabadan yihiin waana wax kala duwan, waxa aan dayactiraa maqaallada cidlaysan iyo maqaallada lagu ciyaaray iyo hawl dibu hagaajin sidoo kale waxaa qaabeeyaa tusmooyinka anigoo tusmooyinka u turjima Af-Soomaali. Waxaan adeegsanayay Wikipedia laga soo billaabo 2006dii aniga oo ka helay dhanka google, aqoonta aan u lahaa waqtigaas waa ay yareed wuxuuna ku qornaa afka Ingiriisiga kuma dhiirran inaan sii joogo, taasna macanaheeda maaha in aan iska wada tegay. Insaykalabeedhiyahu wuu koray, waxuuna gudagalay in uu xeerar samaysato, waxaan bilaabay inaan wax ka bedelo sannadkii 2008 kaddib markii aan isdiiwaan geliyay, illaa aan noqdo qofka sameeyey Bogga Hore qaabka uu hadda yahay kaasoo awal ahaa tijaabo uu sameeyey Mimursal May, 2007. Sannado badan kadib waxaan ka dhigay qaab u eg qaabka heerka caalamiga ah ee luqadaha kale Bogga Hore. Waxaan leeyahay bot magaciisu yahay AbshirBot, waxaana la sameeyey 2014.
Waxa aan jecelahay in afka Soomaaligu uusan meesha ka marnaan, waxaa jira qaybaha kale ee luqadaha adduunka in ay leeyihiin hab nidaamsan ee wax qorista iyo kala qaybinta maqaallada waloo qaybta Soomaaligu xoogaa la hor mariyey haddana waxaa dhiman wax badan, waxa aan jeclaan lahaa dad naga caawiya qorista mashruucyo farabadan si luqaddeennu u noqota mid ay ka faaiidaystan da' yerta.
- Baaqa aan aaminsanahay
Qodobka 19 Qof kastaa wuxuu xaq u leeyahay in uu yeesho, soo bandhigo ra’yigiisa iyo in uu doono, inuu helo oo gudbiyo ra’yigiisa, xog ama afkaar si kastaba Xorriyatu qoolka waxaa ka mid, xorriyadda hadalka, saxaafadda iyo wax walba oo soo gelaya warbaahinta elektaroonikada iyo internet-ka. |
المادة 19 لكل شخص الحق في حرية الرأي والتعبير، ويشمل هذا الحق حرية اعتناق الآراء دون أي تدخل، واستقاء الأنباء والأفكار وتلقيها وإذاعتها بأية وسيلة كانت دون تقيد بالحدود الجغرافية.
|
ARTICLE 19 Everyone has the right to freedom of opinion and expression: this right includes freedom to hold opinions without interference and to seek their views to seek, receive and impart information and opinions and impart information and ideas regardless of frontiers, by any means of expression. |
Artículo 19 Todo individuo tiene derecho a la libertad de opinión y de expresión; este derecho incluye el de no ser molestado a causa de sus opiniones, el de investigar y recibir informaciones y opiniones, y el de difundirlas, sin limitación de fronteras, por cualquier medio de expresión. |
29 Abriil 2024
- 19:1519:15, 29 Abriil 2024 Vercetti Regular (taariikh | wax ka badal) [4,715 bayt] Seraphina Frost (wadahadal | ku darsasho) (Bog cusub: thumb|[[Vercetti Regular]] '''Vercetti Regular''', oo sidoo kale loo yaqaan '''Vercetti''', waa font sans serif ah oo bilaash ah (freeware). Waxa loo isticmaali karaa mashruucyo ganacsi iyo mid gaar ahaaneed.<ref>{{Cite web|last=Dohmann|first=von Antje|date=2022-09-19|title=Freefont Vercetti|url=https://page-online.de/typografie/freefont-vercetti|access-date=2023-12-08|website=PAGE online|language=de-DE}}</ref> Waxaa la helay 2022 iyada...) Tag: wax ka badalka muuqaalka ah
27 Abriil 2024
- 17:4117:41, 27 Abriil 2024 Dadka Tuareg (taariikh | wax ka badal) [6,429 bayt] MooseClinton (wadahadal | ku darsasho) (Samee turjumidda bogga "Tuareg people") Tags: nuxurka turjumaadda ContentTranslation2
- 13:2313:23, 27 Abriil 2024 Tufaax restaurant and hotel guuleed (taariikh | wax ka badal) [250 bayt] Jungalsoftwere (wadahadal | ku darsasho) (Abuuris wada hadal) Tag: wax ka badalka muuqaalka ah
- 08:3308:33, 27 Abriil 2024 Capt. Ahmed mu'min yuusuf (taariikh | wax ka badal) [353 bayt] 41.223.109.125 (wadahadal) (new update) Tag: wax ka badalka muuqaalka ah
- 00:0300:03, 27 Abriil 2024 Sea (taariikh | wax ka badal) [0 bayt] 87.213.172.232 (wadahadal) (Bog cusub: badda) Tags: wax ka badalka muuqaalka ah wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
Waxaad mudantahay xidig dahab | ||
Aad ayaa ugu mahadsantahay shaqada aad ka qabatay Wikipediahan! Maax (talk) 09:54, 10 Abriil 2013 (UTC) |