Tufaax restaurant and hotel guuleed

Tufaax Restaurant and Hotel Guuleed waxay ku taal Mogadishu Soomaaliya si gaar ah degmada Yaaqshiid waxaad ka heleysaa cunto somali dhadhan leh waliba qiimo jaban