Yubbe
Yubbe waa degmo ka tirsan gobolka sanaag, waxay dhanka bariga ka xigta qiyaas ahaan 60km magaalo madaxda gobalka cergaabo. Waa magaalo taarikhiya waxay leedahay dhul bilic ahan soo jiidasho heer sare ah leh.
TaariikhEdit
JuquraafigaEdit
Juquraafi ahaan Yubbe waxay ku taalaa goob istaraatiiji ah, Waxa ku yaala buuro iyo beero aad u waawayn. Deegaan ahaan waxaa hoos taga dhul aad u balaadhan oo ay ka midyihiin tuulooyinka iyo deeganadan hoos ku xusan.
- tuulad ninku jooge
- tuulada qaarar
- tuulada jiingada
- tuulada isrow
Deegaanada hoosyimaada waxa ka mida
- dooxad birxamar
- dooxada damal jabay
- dooxada qorilehe
- dooxada wadaayin
- dooxada caqa sudh
- dooxada sadexgeed
- dooxada dhudhub
- dooxada ceelal higlo
- dooxada karin
- dooxada geed quraan
- dooxada xundhurbeed