Yasmiin Warsame
Yasmiin Abshir Warsame (Af Soomaali : Yasmiin Abshir Warsame, Af Carabi : ar; dhashay Maajo 5, 1976) waa moodel Kanada-Soomaali. Sanadkii 2004, waxaa loogu magac daray "Kanadiga ugu Quruxda Badan" codbixin ay sameysay majaladda Fashion. Waxay ku lahayd doorkeedii ugu horreeyey ee jilitaanka filimkii Khadar Ayderus Ahmed ee 2021-kii The Gravedigger's Wife.[3][4]
Yasmin Warsame | |
---|---|
Magaca Saxda | ياسمين ابشير وارسم |
Ku dhashay | Yasmiin Abshir Warsame Maajo 5, 1976[1] Muqdisho, Soomaaliya[1] |
Dhalsho | Kanada Soomaali |
Shaqada | Moodel |
Sanadaha Shaqada | 1997–hada |
Modeling information | |
Height | 5 ft 10 in (1.78 m)[1] |
Hair color | Madow[1] |
Eye color | Buuni[1] |
Agency | IMG Models (New York, Bariis, Milan, London) Mega Model Agency (Hamburg) Next Model Management (Toronto)[2] |
Filmografi
wax ka badalSanad | Magac | Doorka |
---|---|---|
2013 | Canada's Next Top Model | Nafteeda |
2021 | The Gravedigger's Wife | Nasra |
Tix
wax ka badal- ↑ 1.0 1.1 1.2 1.3 1.4 . Fashion Model Directory http://www.fashionmodeldirectory.com/models/Yasmin_Warsame/. Soo qaatay 29 July 2013. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ https://models.com/models/yasmin-warsame
- ↑ Yasmin Warsame On Connecting To 'The Gravedigger's Wife' | ETCanada.com Archived Oktoobar 23, 2021 // Wayback Machine.
- ↑ https://amp.theguardian.com/film/2021/oct/15/film-somali-the-gravediggers-wife-khadar-ayderus-ahmed