Yalale waa mid ka mida beelaha soomaaliyeed,ee dega koonfurta soomaaliya,boqol hore oo ah beesha ay gasho,ama ay ka mid tahay laftan yar ee yalale,ayaa waxa ay ka koobantahay afar laf oo kala ah Yalale,Eemid,Qoomaaal iyo Disoow,lafatn yalale waxaa loo kala saaraa ilaa labo jilib,waxaan ka sii farcama Awooloow,Ali yare iyo kharaboole,yalale waxa uu deegaan ahaan u badan yahay baay,bakool,shabeelada hoose banaadir iyo goobo kale,waxan ka mid ah goobaha ay baadiyaha ka degaan Hugeey,oo ah baadiyo ay caan ku yihiin qoladan,waxaana u sii badan Awooloowga,yalale waxa ka dhashay dad caan ah sida siyaasiga weyna allaha u naxriistee Maxamed ibraahim yalale,sidoo kale waxa ay caan ku yihiin magaalada baydhabo,ayadoo dadka ugu caansan ee halkaa laga yaqiinaa y ka mid yihiin SHziyaar,cabdiwahaab iyo kuwo kale. waa laf caan ku ah sida dhabta ah maslaxada iyo nabad ku noolaansho,waxa ayna sanadihii abaaraha ka hor 2009,2010ka ay bilaabeen naqshado hormarineed oo ah beershada iyo wax ka sooo saarka dhulka waxaan hore looga beeri jirin gaar ahaan tuulada hugeey ee ka ag dhow degmada tiyeegloow,waxaana wax soo saarkoodii saameeyey magaalooyinka ay ka mid tahay magaalada beledweyne oo wax soo saarka beeraha caanka ku ah. laftu waxay ka mid tyahay beelaha sideed ee mirifle.

Sheekha ugu caansan Yalale gobolka bakool :´´Sheekh ibraahim cali yalale ´´

  1. Abtirsiimadiisa:-

Sheekh ibraahim caliyow Ureeyin ,Maalin mad xasin ,Masuusi eedin Yarow ,Wariidiris edi ,ibdillaaw eedin ,Eedin xaaji ,Xaaji muxamed ,Usli garaari,Daawli cali ,Yaxduur samaali ,Luxum ludmaar,Kumal kowsham ,Agiith cabdull mudallib . Waxaa uuna ka tirsan yahay lafta ``Abdilli´´ Sheekhu marka uu dhintay waxaa uu ka tagay caruur iyo Labo xaas .

  1. Xaasaska uu k tagay :

1-Xabiibo ibraahim Mursal mad ciise (Aboolow). 2-Faadumo macallin nuurow isxaaq eedin mursal (Abdilli ) Haddii intaas aan uga gudubno waxaan ka hadlaynaa Reer eedin mursal iyo reer aw maalin maxamed

  1. Reer Eedin mursal :-

1-Maalin aliyow isxaaq eedin mursal 2-Maalin nuurow isxaaq eedin mursal 3-Maalin xasan xuseen eedin mursal 4-Ibdiraan isxaaq eedin mursal (Ibdilli gaadur ) 5-Xaawo ali nuur isxaaq eedin mursal (Xaaji xaawi) intaas waa Odayaasha ugu caansan reer eedin mursal waxaa ay dhaleen Dad farabadan isugu jira ganacsato caan ah Aqoon yahanno . Waxaan kahadlaynaa #Reer aw maalin maxamed .

  1. Reer aw maalin maxamed :

1-Ibdiraan ureeyin maalin maxamed (Wiilkiisa isxaaq abdilli) 2-Salaad maalin eedin ureeyin maalin maxamed 3-Mukhtaar mad mad mursal maalin maxamed 4-Maadini abdillaaw mad mursal maalin maxamed (waa hooyada muslimo mad mad uu qabo ilyaas xaaji ureyin ) 5-Caliyow ibdilli mad mursal maalin maxamed (Waa aabaha xildhibaanad timiro oo ah aqalka sare ee baarlamaanka federaalka soomaaliya ) 6-Xabibo abdilli mad mursal maalin maxamed (Waa hooyada ganasade xasan duba )

Waxaa jiro malaaqa guud ee yalale Malaaq qaadi mad ureeyin isagana waa reeraw edin keerow Mahadasanidin.