Xarunta Sare Qaramada Midoobay
Xarunta Sare Qaramada Midoobay sidoo kale Fadhiga Qaramada Midoobay waa dhisme aad u wayn oo ku yaala caasimada New York wadanka Maraykanka.
Xarunta Sare Qaramada Midoobay | |
---|---|
Lua error in Module:Location_map at line 502: Unable to find the specified location map definition: "Module:Location map/data/USA New York City" does not exist. | |
Magacyo Kale | Headquarters of the United Nations (Ingiriisi) مقر الأمم المتحدة (Carabi) 联合国总部大楼 Siège des Nations unies Центральные Учреждения Организации Объединенных Наций Sede de las Naciones Unidas |
Warbixin Guud | |
Naqshada dhismaha | Dhisme Caalami ah |
Meesha | New York (Deegaan Caalami ah) |
Ciwaanka | 760 United Nations Plaza, Manhattan, New York |
Meesha Dhacdo | 40°44′58″N 73°58′5″W / 40.74944°N 73.96806°WCoordinates: 40°44′58″N 73°58′5″W / 40.74944°N 73.96806°W |
Wakhtiga dhismaha la bilabay | 1948[1] |
La dhamaystiray | Oktoobar 9, 1952[1] |
Qiimaha | $65,000,000 (marka sicirka la toosiyo US$65,000,000) |
Mulkiile | Qaramada Midoobay |
Dhererka | 155 mitir (509 ft)[1] |
Faafaahin Habka Dhisme | |
Tirada dabaq | 39[1] |
Naqshada iyo Dhisida | |
Naqshada | Oscar Niemeyer Le Corbusier Harrison & Abramovitz |
Qandaraaska Qatey | Fuller, Turner, Slattery, iyo Walsh |
Xarumaha Qaramada Midoobay
wax ka badalBadhtamihii Diisambar 1945, ayaa Golaha Guurtida Maraykanka iyo Aqalka Wakiiladu u codeeyeen in Ururuka Qaramada Midoobay laga codsado ineey Xarunta Sare ka dhisato wadanka Maraykanka. Arintaasi way aqbashay Qaramada Midoobay, waxayna deegaan ka salaxatay bariga caasimada New York halkaasi oo ay ku iibsatey lacag dhan US $8.5 milyan oo ahayd lacag deeq ah. Dhismaha oo socday labo sano (1949 ilaa 1950) waxaa la furay Xarunta Sare Qaramada Midoobay Janaayo 9, 1951, inkastoo la dhamaystiray dhismaha bishii Oktoobar 9, 1952.[2]
Inkastoo xarunta ugu muhiimsan ku taalo caasimada New York, ururku wuxuu xafiisyo waaweyn ku leeyahay Jeniifa, Heeg, Fiyeena, Nayroobi iyo meelo kale oo badan.
Qoraalo La Xidhiidha
wax ka badalTixraac
wax ka badal- ↑ Jump up to: 1.0 1.1 1.2 1.3 Hamilton, Thomas J. (October 10, 1952). p. 1 http://select.nytimes.com/gst/abstract.html?res=F10813F7385E177B93C2A8178BD95F468585F9. Soo qaatay August 20, 2011. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ http://select.nytimes.com/gst/abstract.html?res=F10813F7385E177B93C2A8178BD95F468585F9
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |