Xanuunka shaqsiyeedka xasilooni-darro

Xanuunka shaqsiyeedka darafyada ama Xanuunka shaqsiyeedka xasilooni-darro (Af Ingiriis : borderline personality disorder; borderline character disorder; Af Carabi : ar‎) waa cillad shaqsiyeed oo Cluster B ah. Xanuunka shaqsiyeedka darafyada wuxuu suurooba qofka inuu dareemo qiirooyin oo xad-daaf ah. Xiriirka qaraabada dadka xanuunkan qaba badankood wa xasiloon la'aan. Boqolkiiba 1.6% ilaa 5.9% ee dadka ayaa xanuunkan qaba. Haweenka ayaa lagu qiyaasa iney ka badan yihiin xayndhaabka curudkan.[1]

qof xanuunka qiirooyinka xad-daaf iyo darafyada qaba

La Xidhiidha wax ka badal

Tixraac wax ka badal

  1. American Psychiatric Association Practice Guidelines (October 2001). "Practice guideline for the treatment of patients with borderline personality disorder. American Psychiatric Association". The American Journal of Psychiatry. 158 (10 Suppl): 1–52. doi:10.1176/appi.ajp.158.1.1. PMID 11665545. S2CID 20392111.