Portal waa kooxo bogag ah oo loo hindisay si ay ugu adeegto Bogga Hore ee mowduuc ama qayb la cadeeyay. waxaa suurtagal ah portal in ay ku xirantahay mashruuc ama dhowr mashaariic ee Mashaariic wiki, laakiin lidkeeda mashaariic wiki waxay u adeegaysaa dhamaan waxa ku jira bogga iyo wixii la bedelay.

Ku jira

Waa maxay Portal? wax ka badal

Xarunmagaceed Wikipedia
Xarunmagaceed Muhim ah Xarunmagaceed wadahadal
0 (Maqaal/Guud) Talk 1
2 User User talk 3
4 Wikipedia Wikipedia talk 5
6 File File talk 7
8 MediaWiki MediaWiki talk 9
10 Template Template talk 11
12 Help Help talk 13
14 Category Category talk 15
100 Portal Portal talk 101
108 Buugaag Wadahadal buug 109
118 Soojeedin wadahadal soo jeedin 119
446 casharo wadahadal casharo 447
710 Qoraal aminTimedText wadahadal qoraal aminTimedText talk 711
828 Module Module talk 829
2300 Qalab aaladeed- Wadahadal qalab aaladeed- 2301
2302 Qeexista qalab aaladeed- wadahadalka qalab aaladeed- 2303
2600 [[Wikipedia:Hubin|]]
Xarunmagaceed malawaal
-1 Special
-2 Media
Waa maxay Portal Xul ah

Ugu horrayn samaynta Portal waxaa sameeyay Wikipedia Poland iyo Wikipedia Germany. Fikradda portal waa caawinaada aqriska iyo / ama wax bedeleyasha u howlgala sixidda mowduuc ku jira wikipedia iyakoo u maraya bogagga shaabaha Bogga Hore. taasoo macanaheedu yahay Portalka oo ah albaabka laga galo irdaha oo faaiida u leh Waxa ku jira Wikipedia.

اPortal waxay u hogaansamayaan Shan walxood ee wikipedia sidoo kale waa in laga helaa hadafka waxa ku jira wikipedia sida Maya baaris asaleed iyo Aragtida dhexdhexaadnimada iyo Sugnaan. laakiin Portal waxaa laga sameeyaa magacyo la yaqaan kana duwan maqaalada laga helay magacyo maldahan, si uu usoo muuqdo magaca portal si qaab munaasib shuruudna portal eeg dheeraad Wadahadal Goob.

Wikipedia Soomaaliga Waxaa ku jira hadda Laba Portal Xul Ah wadarta guud 213 Portal, taasoo ka dhigan qiyaastii hal Portal dhammaan 10 kiiba. Portal aan la gaalin habka waxaa suuragal ah in laga saaro xiddigta portal xul ah.

Sidee ku heli karaa Portal? wax ka badal

Faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan qodobkaan, eeg Portal:Hoyga, Wikipedia:Tusmada Portal, and Category:Liiska Portal.

Waxaa u haboon dhamaan portal in lagu xuso Portal:Hoyga iyadoo lagu dhardhay hadba mowduuca. sidoo kale waxaad ku arkaysaa Wikipedia:Tusmada Portal liiska dhammaan portal heerka hadba sida ay iskugu xigaan xarfaha.

Barta sare ee midig Bogga Hore waxaad ku arkaysaa mid gaar ah ee Insaykalobeediyaha waxaa lagu soo ban dhigayaa qeybta Portal rasmiga ah. waxaa sidoo kale ku jira dhamaan portal tusmooyinka {{Hooyga Maqaalada}} iyo {{Hoyga}} kuwaas oo la rumaysanyahay portal linkiyada muhimka ah iyo liiska portal, iyo qeybaha portal bahwadag taasoo lagu soo bandhigo linkiyada portal pahwadaag ama raacsan. marka lagu daro arrinkaas dhammaan portal waxaa lagaliyay Category:Portal.

Inta badan maqaallada insaykolobediyahay waa la qeybiyay eeg sidoo kale waxaa jirta tusmo {{Portal}} si loo gaaro maqaalka portal raacsan. Waxaa jira Bot sameeya iskudubaridka اportal ee ku jira wikipedia laguna magacaabo qeybta Liiska Portal

Sidee u samayn karaa Portal? wax ka badal

Faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan qodobkaan, eeg Wikipedia:Portal/Hagis.

Ma jirto qaabayn qiyaas midaysan ee portal laakiin badankood waxaa la raacayaa hab qaanadaha. Qaabkaan waa lagu taliyo; Waana sida fudud adeegsiga iyo dayactirka. ogaanshaha fikrado kale ee qu saabsan qaabaynta Portal waxaa kuu suurtagal ah Hoyga Portal iyo Portal Xul Ah. Qaabka loo sameeyo portal tillabo tillaabo habka loo faarujiyo tusmada qaabka portal soo eeg Hagista Bogagga. ama sida loo ogaado qaabab kale dhismaha Portal eeg halkaan Bog dhisid.

Faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan qodobkaan, eeg Wikipedia:Portal/Template.

Waxaa la adeegsadaa qeybo ka mid ah tusmooyinka si ay u shaqeeyaan bogogga portal. Habku wuxuu ahaa mid dhib badan Portalada taasoo ka dhigan in portal kasta uu yeesho tusmadiisa gaarka ah mowduuca Ural u gaar ah arrinkaasna wuxuu rabaa juhdi badan ee portal. Waxaa jirta koogaa tusmooyin ah oo koo hindisay iyo kaydka iyo waxa ku jira sidoo kale tusmooyin dhaliya qeexisya si loo aado Tusmooyinka bogga.

Sidee uga dhigi karaa Portal mid wanaagsan? wax ka badal

Portal badankeed waxay ka koobantahay siyaabahaan soo socda:

  • Maqaal xul ah iyo / ama Sawiro
  • Link Qeybaha muhiimka gaarka ah ee ku saabsan Portal
  • Hordhac Gaaban oo ku filan mowduuca Portalka
  • Linkiyo portal bahwadaag ah
  • Likiyo Mashaariic wiki ku saabsan mowduuca portalka
  • Linkiyo mashaariic kale sida Wiki wararka amaWiki commons kuna saabsan mowduuca portal
  • Qeyb gaar ah mashruuc iskaashi ka dhexeeya wax bedeleyaasha bil kasta ama todobaad, IWM.

Qaabkee u caawin karaa? wax ka badal

Waxaa jira in badan 0 oo portal waxba ku jirin, taasoo aan wax howl ah laga wadin, waxaa kuu suurtowda inaad bilowdo wax ka bedelka waxa ku jira iyo horumanta. Liiska portal ee la sameeyay waxaad ka helaysaa qeybta Portal qabyo ah.

Sida wikipedia oo kale dhammaan portal wax waad ka bedeli kartaa, laakiin waxaa muhim ah in aad masuuliyad iska saarto howshii ay qabteen dad kale. Wax bedeleyaasha weligood waxay doorbidayaan in ay ka howl galaan Portal hab ah kaligood, sidaa daraadeed haddii aad damacsantahay shaqo in aad ka qabato waxaa lagaa rabaa ugu horrayn inaad ku xusto bogga wadahadalka Portal kadib gudagal waxa muhimka ah.

Sidoo kale eeg wax ka badal

Template:Portal nav footer