Wikipedia:Hordhac

(Waxaa laga soo toosiyay Wikipedia:Introduction)
Help:Contents
Hordhac   Baro sida wax loo bedelo   Aqoontaada ku darso Wikipedia   Daadihin

Waa maxaay Wikipedia?

Image of Wikipedia showing the edit link above the page title. Screen readers may show this under the "views" heading.
Guji "Wax ka bedel xogta" si aad maqaalka u bedesho
Halkaan ka baro dedelka sida loo sameeyo

Wikipedia (loogu dhawaaqo ˌwiˑkiˈpidi.ə). Waa bar laga helo Web-ka oo ah Qaamuus qoran. Waxaa qorey dad iskood ugu qora luuqadahooda oo aan dawlad ama haayadi diran. Qofkwalba oo guriga khatka internetka ku heysta, yaqaanana sida loo isticmaalo wuu ka qeybqaadan kaaraa Qaamuuskan oo sidii cilmi Soomaaliga ku qoran loo soo gelin lahaa halkan. Arintan oo la bilaabay 2001 Ingiriiskuna (english) ugu horeysey ayaa waxaa ku xigey luuqado badan oo kuwa ugu waaweyn ay yihiin Jarmal , Faransiis , Isbanish iyo Talyaani.

Sidee uga qayb qaadan kartaa

Waxba haka baqanqof kasta wuxuu wax ka bedeli karaa bog kasta, waxaan kugu dhiiri galinaynaa ha baqin!

Iska ilaali – Wikipedia maaha meel qabiilada sida ay ukala baxaan lagu qoro ama shaqsi lagu amaano waa meel ensaykolobediaya ah oo laga yaaba in ay wax ka aqristaan dadyoow farabadan oo mid kastaba uu macluumaad ka raadiyo.

Maxaad iskugu dayi la'dahay inaad wax ka bedesho?

  1. Guji halkaan si aad wax uga bedesho sandbox, halka wax lagu tijaabiyo. (.)
  2. Wax qor.
  3. guji Itus horfiirinta si aad utijaabisid wixii aad bedeshay, ama Bogga kaydi markaad dhamaysid qorista.
Mercy Primary and Secondary School.

Waxaa la aasaasay Sanadii 1998 bishii 9aad, waxaa uu ku yaala Degmada Buq Aqable, Hiran. Waa iskuul facweyn iyo taya badan leh, dhulkiisa wuxu ka koobanyahay 200 × 200 square ah. Wuxuu leeyahay masaajid weyn oo cibaadada ah. Waxa dufcadii ugu horeysay eey ka qalin jabisay sanadii 2006 ilaa maanta waxa kasoo qalin jebinaaya arday fara badan.