Jamhuuriyada Indunisiya (Indunisi: Indonesia, Ingiriisi: Republic of Indonesia) waa dawlad kutaala Koonfur Bariga Aasiya, waana Dawladda ugu weyn dalalka Islaamka marka la eego xaga dadka ama tirada dadka, laakiin dastuurka Indunisiya. Ma lagu qorin ama lagu darin Dastuurka Indunisiya in diinta Islaamka ay tahay Diinta Dalka waxayna macneheedu tahay Dalku waa Cilmaani sida dalalka Cilmaaniga ah ee "Afartanka Afar" dalal ee Yurub iyo labada Qaaradood Ameerika da "soddon iyo shan" dalal ah. (SII AQRI)