Wikipedia:Buugga qaabka

(Waxaa laga soo toosiyay Wikipedia:Manual of Style)

Buugga Qaabka wuxuu leeyahay ujeeddo fudud oo ah sameynta maqaallada ku jira Wikipedia si isku mid ah. Xeerarka soo socda looma jeedin inay yihiin runta ugu dambaysa. Hal dariiq ayaa badanaa u roon kan kale, laakiin haddii qof kastaa wax u sameeyo si isku mid ah, Wikipedia way fududaanaysaa in la akhriyo lana isticmaalo oo aan lagu xusin ka fudud in la qoro oo wax la beddelo.