Wikipedia:Dalka Todobaadka

Dalka Todobaadka
Ku soo dhowaada
Mashruuca habaynta iyo horumarinta maqaalada ee meelaha Juqraafiga

Waxaan ku howlgalaynaa Dalka Todobaadka xulashada Maqaalo dawladaha iyo magaalooyinka ee aan si fiican uqornayn loogana dhigo maqaal cusub ama maqaal xul ah. Dadaalka ka qaybgalayaasha waxay wanaajinaysaa maqaalada juqraafiga nagala qayb qaado horumarinta qaybtaan Soomaaliga.

Horumarinta maqaalada dalalka muhiimad gaaaa ayeey siinaysaa qaybtaan Soomaaliga.

Todobaad kasta waxaa la xulanayaa dal si loo hormariyo maqaaladiisa halbeguna wuxuu ahaanaya qaabkaan soo socda:

  • Maqaal macluumaad yar ku jiraan.
  • Dal ama gobol ahmiyad juqraafi leh kaasoo dhacdooyin muhiima leh.
  • Lama dooran karo dal horay loo xushay saddex mar.
  • Hadii aad xulanayso maqaal dal waa inaad ku xustaa marka hore boggiisa wadahadalka.
  • Waxaad ka soo turjumi kartaa qaybaha kale ee wikiga

Tusaalaye adeegsadayaasha wax ka badal

Marka la turjumayo wax ka badal

Waxaa fiican inaad soo turjunto maqaalada ku jira qaybta englishka ama xitaa luqada aad taqaan hadii aad u aragto maqaal muhim ah.

Xulashada dal wax ka badal

Category Magaca Dalka Todobaadka:Template:Geedka Qaybaha

Template macaluumaad dal wax ka badal

Hadii aanuu jirin template macluumaad dal "Template:Staato" ama template kaan.

Ka qayb-galka wax ka badal


Kaydka

Haddii aad doonto Caawi dalka todobaadka ka qayb qaado qaybta aad doonto Bogga todobaadkaas.

Ku qor {{Adeegsade Dalka Todobaadka}} Boggaada. 1

Kuudka Natiijada
{{Adeegsade Dalka Todobaadka}}
Gudagalahaan waxa uu ka qayb qaadanayaa
Dalka Todobaadka.


  • Soomaaliya Link=

Kuwa la doonayo wax ka badal

# Magaca maqaalka Tixraaca
1 Eratareya w:Eritrea

Dalalka Todobaadka ee xulka ama cusub wax ka badal


Template ogaysiin wax ka badal