Wienerschnitzel waa maqaayad mareykan oo la aasaasay 1961di, waxay soo saartaa cuntooyinka loo yaqaano hot dogs. Maqaayada Wienerschnitzel waxay xarumaheeda ku badantahay gobolada California iyo Texas, sidoo kale waxay goobo ku leedahay gobolada kale ee maraykanka.

Wienerschnitzel
Wienerschnitzel logo designed by Saul Bass in 1978
shirkad hoos timadda
La aasaasayWilmington, California, U.S. (1961; 63 sano ka hor (1961))
AasaasahaJohn Galardi
XaruntaIrvine, California
Tirada xarumaha
358
Meelaha loo adeegsaday
Maraykanka
Iska lehkooxda Galardi
Websitewienerschnitzel.com