Weyd ama weydka (ingiriis: fatigue) waa jaad ka mid ah daalka oo heer quus iyo ba'an ah. Dareenka weydka wuxuu tilmaama tamar la'aan wuxuuna tilmaam unoqon karaa xaajooyin fara badan sida xubin jireed oo fashilmay, caabuq, cudur, ama khalkhalka jawiga shaqsiyeed. Weydka wuxuu ku dhici kara qof caafimaad leh tusaale ahaan hadii u jimicsi xad-dhaaf ah ka qayb galay.[1]

Farshaxanka qof haween oo weyd ah


  1. Bisecco A, Caiazzo G, d'Ambrosio A, Sacco R, Bonavita S, Docimo R, Cirillo M, Pagani E, Filippi M, Esposito F, Tedeschi G, Gallo A (November 2016). "Fatigue in multiple sclerosis: The contribution of occult white matter damage". Multiple Sclerosis Journal. 22 (13): 1676–1684. doi:10.1177/1352458516628331. PMID 26846989.