Wax badsasho waxaa af ingiriis lagu dhahaa „consumerism” ama „materialism”.

Shayddaanku wuxuu rabaa inuu inagu jirrabo xoolo iyo lacag.

Xayeysiintu waxay kor u qaadaa hab nololeedka macmiilka - dabeecad ka muuqata adduunka oo dhan, taas oo lagu gartaa in xoogga la saaro arrimaha maaddiga ah.