Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha Soomaaliya

Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha Soomaaliya (Af Ingiriis : Ministry of Commerce and Industry) waa wasaarada masuulka ka ah habaynta iyo horumarinta ganacsiga iyo warshadaha wadanka Soomaaliya. Sidoo kale, wasaaradani waxay dowlada uga masuul tahay qorshaha iyo qorsheynta maalgeshiga iyo horumarinta horumarinta wershadaha.[1] Wakhti xaadirkan waxaa maamulkeeda gacanta ku haya Wasiirka Ganacsiga Khaliif Cabdi Cumar.[2]

Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha Soomaaliya
Ministry of Commerce and Industry
Warbixin Wasaarada
La-sameeyay1960 (64 sano ka hor) (1960)
Hoos-tegtaSoomaaliya
Xarunta
sare
Muqdisho Soomaaliya

Coordinates: 2°2′24″N 45°20′46″E / 2.04000°N 45.34611°E / 2.04000; 45.34611
Waaxda Fulinta
  • Aadan Maxamed Nuur, Wasiirka
Bartawww.mopic.gov.so

Habka iyo Nidaamka Wasaarada wax ka badal

  • Wasiirka Ganacsiga
    • Wasiir ku xigeen
      • Xoghayaha Joogtada
      • Agaasime Guud
        • Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda
        • Waaxda Ganacsiga
        • Xafiiska Maalgashiga
      • Xafiiska Warshadaha
        • Waaxda Qorsheynta & Xariirka Dibadda

Sidoo kale fiiri wax ka badal

Xigasho wax ka badal

  1. "shirkadaha damacsan maalgashiga wadanka Soomaaliya. 2015/Maanta*Warka.". Waxaa laga kaydiyay the original 2015-12-24. Soo qaatay 2016-10-15.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  2. "Nuqul Archive". Goobjoog. 6 February 2015. Waxaa laga kaydiyay the original 20 Bisha Lixaad 2023. Soo qaatay 6 February 2015.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)

wasiirka ganacsiga waa inuu keenaa qorshe eey ku shaqeeyaan wasaaradiisa hadii kale waxaa lumaya hanaanka wasaarada iyo qeybinta shaqada xafiiska .

wasiirku waa in uu xog isbuucla ka helaa waax yada shaqada u diiwan galiyay .

Soomaaliya maanta wasaaradaha ka shaqeeya ma ahan wax la dhihi karo waa wasaarad waayo ma arkin wasaarad gudaneysa shaqadeeda sida loogu tala gelay tusaale:-

wasaarada ganacsiga waa wasaarada kaliya ee ka imaaneyso dhaqaalaha dalka waa wasaarada kaliya ee la xariirto wasaarado badan oo muhiim ah soomaalida inta badan waxey sheegaan wasaarada maaliyada waa wasaarada ugu daqliga fiican dalka haa waa sax balse ma is weydiisey intee dhaqaalaheedu ka imaadaan .

wasaarada ganacsiga waxaa looga baahan yahay bulshada iney u ogolaato fikirka qofka uu keensado si uu uga faa'ido hey'adaha dowladaena canshuur fiican eey ka qaadato

in qofka fikirka keensadey la siiyo waqti uu kor ugu qaado dhaqaalihiisa asigana uu u helo dhiiragelin ka imaada wasaarada iyo ganacsigiisa .

waad mahadsan tihiin hadii aan sii wado waxaa laga yaabaa inaan xanuunsado xanaaq dartiis waayo waxaan aragnaa qof saliim ah oo keensaday fikir saliim ah hadana dad eey copy yeysanayaan muwaadinka fikirkiisa asigana meeshii uu ku joogsanaayo fikirkiisa taasina waxey ka mid tahay shaqda wasaarada eey ka gaabisay iney qabato waana shaqada ugu muhiimsan ee larabo in dalka lagu dhiira geliyo waayo waxaan ognahay dad badan oo haya fekero kala duwan hadana aan banaanka keeni karin fekeradooda taasina waa sababta keeneysa hadii qofkan uu fekerkiisa banaanka keeno waxaa imaanaya dad badan oo heysta lacag kabadan mida uu heeysto ninka fikirka keensady