Warka Dunida Dagaalka Somalia

Warka Dunida Dagaalka Somalia

2000-2010
2000-2010
AMISOM

 Somalia

Warbahinta somalia ee dagaalada kasocota dalka ayaa ahaa warbaahinta aduunka sida muuqaalada , idaacadaha , wargeysyada , weeraro argagixisanimo oo ka dhacay magaalooyinka somalia , muqdisho ayaa u adeegsatay warbaahinta muuqaalada iyo wargeysyada wadamada shisheeye.

Warka saxaafadda Ciddanka AMISOM/USA wax ka badal

Joornaalka ciidamada amisom iyo duqeymaha diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Mareykanka , ayaa loo adeegsadaa warbaahinta muuqaal iyo muuqaal xogta dagaalka Soomaaliya.

Yurub wax ka badal

Yurub Wararka ku saabsan dagaalkii Soomaaliya ee 1990-meeyadii joornaalka dalal badan oo Yurub ah ayaa muujinayay dagaalka Soomaaliya ee muuqaallada warbaahinta iyo wargeysyada,

Maraykanka wax ka badal

  United States Wararka Mareykanka ee ku saabsan colaadda Soomaaliya, wargeysyada Black hawk down iyo warbaahinta muuqaallada muuqaallada ee ciidamada USC iyo Mareykanka ee ku sugan Soomaaliya

Asiya wax ka badal

Aasiya Wararka Asia ee colaadaha Soomaaliya, dagaalladii 1990-aadkii, ayaa lagu soo bandhigay muuqaalo iyo wargeysyo dagaal.


Afrika wax ka badal

Afrika news ayaa soo bandhigtay warbaahinta muuqaalo iyo wargeysyo iyo mareegaha wararka dagaalka Soomaaliya


Wararka gudaha wax ka badal

Wararka maxaliga ah ee wadamo badan oo caalamka ah ayaa soo bandhigay muuqaal warbaahineed, iyo sawiro dagaalkii Somaliya ee koonfurta



Warka wax ka badal

Sido Kale fiiri wax ka badal



































Sido Kale fiiri wax ka badal

Somalia