waqtiga wax ka badal

Gudaha Soomaaliya waxaa laga isticmaalaa 12saac. waqooyiga iyo koonfurta Soomaaliya si kala duwan ayaa loogu dhawaaqaa saacada.

Koonfurta Soomaaliya, waqtiga waxaa lagu tiriyaa 1,2,3 illaa 12, laga bilaabo subaxii illaa fiidkii. Waqooyiga Soomaaliya waxay saacada u isticmaashaa sida wadamada kale..