Wabi
Wabi waa meel ee biyo badan maraan, sida Wabiga Shabeelle iyo Wabiga Jubba. Wabiga ugu dheer aduunka waxaa loo maleenaa in oo yahay Wabiga Niil[1], laakiin waxoo noqon karaa Wabiga Amason.[2]
Yehowah wuxuu abuuray webiyada. Wabiyada iyo ilaha biyaha waxaa lagu quudiyaa uumiga ka yimaada badaha iyo meelo kale, ka dibna dhulka loogu soo celiyo roob, baraf ama baraf.