Volkan Babacan (Antalya, 11 Agoosto 1988) waa cayaaryahan booskiisu yahay Gool Hayye una dhashay wadanka Turkiga, wuxuuna hadda u ciyaaraa kooxda İstanbul Başakşehir ee ka dhisan magaalada Istanbul iyo xulka qaranka dalka Turkiga. Babacan wuxuu hore ugusoo dheelay kooxaha İstanbulspor, Kayserispor, Manisaspor iyo Fenerbahce SK oo dhamaantood ka dhisan dalka Turkiga.

Volkan Babacan

Babacan oo u safan Turkiga 2016kii
Macluumaad Xirfadeed
Saddex MagacVolkan Babacan
Dhashay (1988-08-11) Agoosto 11, 1988 ( 35jir)
Ku dhashayAntalya, Turkiga
Joogga1.89 m (6 ft 2 in)
Booska cayaartaGool Hayye
Macluumaadka Naadiga
Kooxda Haddaİstanbul Başakşehir
Nambarka1
Ciyaartooyda yar-yar
2002–2006Fenerbahce SK
Cayaartooyda Waawynka*
SanadahaTeamApps(Goolal)
2006–2012Fenerbahce SK6(0)
2006–2007→ İstanbulspor (loan)11(0)
2010–2012Kayserispor (loan)4(0)
2012–2014Manisaspor72(0)
2014–İstanbul Başakşehir66(0)
Xulka Qaranka
2003–2004Turkiga 16-Jirka ah21(0)
2004–2005Turkiga 17-Jirka ah32(0)
2005–2006Turkiga 18-Jirka ah7(0)
2006Turkiga 19-Jirka ah5(0)
2006–2010Turkiga 21-Jirka ah19(0)
2005Turkiga Kooxda Olimbikada4(0)
2014–Turkiga14(0)
* Cayaaraha naadiyaasha waaweyn iyo goolasha waxaa la xisaabayaa horyaalka gudaha oo kaliya oo sida saxda ah 10 May 2016.

† Appearances (Goals).

‡ National team caps and goals correct as of 10 May 2016