Fayrus

(Waxaa laga soo toosiyay Virus)

Feyrus (Af Ingiriis : Virus, Af Carabi : ar‎) Waa noole jirro wata oo aan noolaan karin ilaa uu helo noole kale oo uu ku dhex noolaado sida dadka, xoolaha iyo dhirta sidaas oo kale ma sii badan karo asaga oo aan helin sedaxdaas qaybood aan soo sheegnay, suurtagalna maaha inaan ku aragnaa isha caadiga ah ama ilays, ee waxaa lagu arki karaa soo dhaweeye loogu talo galay sida Microscopeka

Virus Ama Feyrus

Nuucyada Virus ta Ama Feyruska wax ka badal

 
Virus nuucyadiisa