wixii qaldan waa sixi kartaa Maax (hadal) 19:21, 9 Abriil 2020 (UTC)Reply

ku soo dhawoow wikipediyaha wax ka badal

Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah. meeshaan qof walba ayaa wax ku soo darsado. wixii qaldan waa sixi kartaa, hadii aa maqaal cusub bilaawdid, ku soo dar xog caddayn ama tixraac. Maax (hadal) 20:50, 9 Abriil 2020 (UTC)Reply