waa ku salaamay zaki

ku soo dhawoow wikipediayaha soomaaliga. qoraalada aad ku soo darsatay wikipediayaha oo ku saabsan gobolada iyo degmooyinka somaliland fadlan ku soo dar tixraac, ama xog caddayn ah. fadlan ogaaw degmooyinka gobolka somaliland xaqiiqda waxee ku yaalaan somalia. somaliland ma ahan dal jiro oo caalamka aqoonsanyahay. fadlan aa ku qorno wikipediayaha soomaaliga wax sax ah oo faaiido u ah dadka mahadsanid. Maax (talk) 11:59, 1 Abriil 2020 (UTC)Reply