Shiinka
Joined 6 Agoosto 2010
Eray Bixinada Af-Somaliga
Eraybixinta Afka Soomaaliga wax ka badal
Eray bixino cusub ee Afk-ka Somaliga:- Ilaa iyo hadda waxaan isku howlay inaan eray bixiyo 1- E-mail oo maanta si weyn dunida looga isticmaalo, ahmiyad gaar ah ayaan filayaa in ay u leedahay ummadda Af-ka Soomaaliga ku hadasha, waxaanan ku eray bixiyey Dhambaal Danab, maadaama e-mail ay u taagan tahay (Electronic Mail) 2- TV oo = Muuqaal Tabin-ye 3- Parking= Hargalin. 4- Calander= Maalin tiris
Mahadsanidiin Wixi talo iyo tusaaleyn ah oo la xiriira turxaan bixinta Afka Soomaaliga fadlan igala soo xiriir shiinkaa@gmail.com