Please leave your messages Here


maxamed calanle muuse محمد علنلي موسي wax ka badal

Translation wax ka badal

Greetings!Could I ask you to translate this article into Soomaali?You may shorten it as possible to contain only the basic informations. If you want me to translate any article into Chinese,contact me without hesistation. Thank you very much!--冰热海风 13:28, 25 Juun 2009 (UTC)Reply

Request for Help, please wax ka badal

Translation of a short story wax ka badal

Hi my friend!

I would like to request something from you. Yes, translation. I hope, it's not a bad thing for you. Some years ago I wrote a (really) short story about a lonely man (actually symbolized the Saami nation). I translated into some languages and I thought, it would be great to have it more, like also in Somali :) I made this page, the English translation is somewhere there. You can put the Somali translation there. Thank you again! Sorry for my disturb... :( - hu:User:Eino81

Translation request wax ka badal

Hi Saraar, would you be so kind to help me translate this article into Soomaaliga? Please. It's about a Chinese philosopher and is listed as one of the articles every Wikipedia should have. If you think that article is too long, here is a short version: "Confucius was a Chinese thinker and social philosopher, whose teachings and philosophy have deeply influenced Chinese, Korean, Japanese and Vietnamese thought and life. His philosophy emphasized personal and governmental morality, correctness of social relationships, justice and sincerity." Thanks a lot! --Amaqqut

Request for help, please wax ka badal

Dear Saraar, nice to meet you. I'm wondering if you would be so kind to write a few sentences in this article? Thank you very much for any advice or help you could offer. I hope to hear from you. Sincerely--Brezza del mare 06:32, 1 Diseembar 2009 (UTC)Reply


Som (szlovák változat)  [szerkesztés]

Stub requests wax ka badal

Hi! Do you do stub requests?

There are some U.S. school districts and library systems that need articles in Somali (particularly Minneapolis area) - Are you interested in writing some stubs in Somali?

Also en:Mogadishu University needs a Somali article too

Thanks, WhisperToMe 05:58, 31 Maarso 2011 (UTC)

In case you are interested, I'll create a list of articles to make stubs at at a userpage.
User:WhisperToMe/Education
It has website links in Somali, so you have Somali language content to work with
WhisperToMe 23:33, 8 Abriil 2011 (UTC)Reply

Template:Ogaysiis aan kordhino

sharuucda sawirada

walaal maqaal kasto oo yar hadii aad aragto, ku qor gumud. waxaa la rabaa in oo maqaalka dheeraado. oo wax badan laga fahmo

waraa adiga ma ogi sababta aa u necebtahay soomaaliya??. sxb waa in aa dadka u sheegtaa miro kasto wadanka oo ka baxo, gaar ahaan kuwa ka baxo soomaaliya!!. raqayga ama xamarka sida ee u yaqaanaan rere woqooyiga, waa geed ka baxo soomaaliya, waliba aad uuga baxo koonfurta soomaaliya. internetka ka baar. xattaa ka fiiri qeybta ingriiska, hoos, meesha ee ku qorantahay beeraha soomaaliya. dhinaca kale, hingaadaada mala fahmi karo mararka qaar, waxa aad qorto waa saxaa, waana caadi waa la isi sixi karaa meeshaan. walaal wixii aad ogtahay oo run ah kaliya qor!! ama ka soo fasir luqadaha kale oo ka shaqeeyaan dad cilmi dheer leh. Maax 20:47, 1 Maajo 2011 (UTC)

sawiradaada qaar ma tirtiraa? wax ka badal

saraar, aduunka dhan aa arki karo sawirada aad soo galisan, waana la qeebsan karaa. qaar waxaa jiro aad u foolxumo badan, sida kuwa xayawaanaadka aa soo galisay. odatgaan neh ma labisno.. xoogaa woo ila foolxunyahay, hadii aa rabto in la tirtiro, ku qor {{tirtir, si aa u tirtiro ama dadka kale u tirtiraan.

Horta marka hore somaliland waa maamul goboleed ka mid ah dalka soomaaliya! uma aqoonsani wadan ahaan. Sababtoo ah wadan aan dowlad dhexe laheen, gobol ka mid ah lama aqoonsan karo!! waa in aad marka hore taas ogaataa!! Somaliland waxee wadan noqon kartaa oo kaliya markii ee somalia dowlad yeelato, shacabka soomaaliyeed neh afti laga qaado, ee ku ogolaanayaan madaxbanaanid!!! tan kale dadka aa leedahay isku af iyo isku dhaqan aa tihiin, waxaa la dhahaa "Qoomiyad" waa dad is wada dhal ah! Aduunka wali kama dhicin in ee qoomiyad kala tagto in ee isku imaato maa hinee!! teeda kale marka aad leedahay "qof kasto oo somalia" ah, waa qalad. Somalia waa wadan "somali" neh waa shacabkeeda! (qof kasto oo somali) ah, waaye mida saxda ah!!. mida kale aad i waydiisay oo ku saabsan wax badalka.Runtii aniga wax waa ka badalaa gobolada dalka. ninka laga joogi la'yahay waa adi. hadii aa wax ka badalaayo somaliland, waxaa u qoraa sida maamulka kale ee puntland. Marka walaal wax sax ah meeshaan ku qor!! nin cilmi leh iska. mahadsanid Maax 21:40, 29 May 2011 (UTC)


waa kanaa, dadka ku nool wadamada maanta loo yaqaano carabta. Ma ku noolo carab. waa dad la carbeeyay. akhriso wadamada la carbeeyay (af ingiriis)

jawaab kale wax ka badal

Horta marka hore sxb, wax barashadaada halkee maree? maxaa barataa adi??? sida aad u hadloosid shaki aaba iga galay!.Af ingiriisa hadii aadan aqoon ama holandeeska, sidee maqaal u qortaa? meeshaan waxaa loogu tala galay in oo qof kasto waxa uu yaqaano oo ku darsado. Adiga wax kasto aad qortaa, halkee waxaas ka soo baratay ama halkee ka soo turjuntaa??? afkee taqaanaa!? aniga wax kasto oo qoro waxaa ka soo turjumaa qeybta danisha ama ingiriiska, sababtoo ah halkaas waxaa saxo dad macalimiin ah. waxaana mashruuc kasto oo luqadahaas ku jiro lagu adeegsadaa iskoolada!!! mashruucyada qeybta soomaaliga ma loo qeebin karo ardayda ama macalimiinta iskooleyda. sababtoo ah heer saro ma gaarsiisano,!! Marka walaal meeshaan waa in wax sax oo caalamka dhan yaqaano waa in lagu qoraa!!!ciwaanki aa kuu soo diray, waxoo ku saabsan yahay, wadamada la carbeeyay. Markii wadan la carbeenaayo neh luqada ayaa laga badalaa iyo dhaqanka. maqaalka waxoo ka hadlaa sidii luqadoodii hore looga badalay!!.Somaliland ha goosato ama yee goosan aniga shaqo kuma lihi laakiin sxb waa in aad ixtiraamtaa shacabka meesha degan sababtoo ah wax qasab ah ma jiraan.Somaliland waxee wadan noqonee markii afti laga qaado shacabka woqooyiga oo dhan. taas eh waxee dhici kartaa markii ee shacabka heestaan dowlad ee ku kalsoon yihiin. mahadsanid Maax 13:11, 31 May 2011 (UTC)

mahadsanid wax ka badal

aad iyo aad ayaa ugu mahadsantahay sida qiimaha badan aa ii waanisay. aniga meeshaan waxa aa u soo galaa in aan wax ka faaiideysto, dadka kale neh u faaiideeyo.waxaa kuu maleenaayay in aad tahay nin waxba aqoonin, laakiin hadii aad tahay macalin waa ku soo dhaweenaa. Wax kasto oo aad taqaano waa loo baahanyahay. Hadii aad rabto in aad maqaal magaca ka badashid riix meesha xidigta ku sawiran geeskeeda, meesha ee ku qorantahay wareeji. Hadii aad rabtid in maqaal la tirtiro ku qor tirtir, sababtoo ah waxaa wax ka badalo robotyaal, waxaa ka arki kartaa meesha ee ku qorantahay (itusi botyaasha. Maax 20:23, 1 Juun 2011 (UTC)Reply

tirtir ku qor wax ka badal

saraar sxb {{tirtir} ku qor. lama ogolo in lawada masaxo bog!! kaalay waxaan ku waydiinaaa ma waxaad tahay nin wax yanaaqo mise nin aan wax wax aqoon markaan ku cabiray waxaad iila eekatay nin aan aqoon lahyn. Runtii anigu waan la yaabay waxaad soo qorayso horta halkee ku nooshahay somalia mise yurub. Soomaaalilnd kama mid ah somaliya aaan ku waydiiyee wadan isagii isku talan karayn oo loo talinaayo sideee ku hawaystey in uu soomaaliland ka mid dhigo somalia taasi waa mid aan dhacayn. Hadii afti loo qaado shacabka soomaliland waxaaan qabaa ama aan hubaa dhamaan shacabka soomalind in ay isku wada raacaayaan in ay soomaliland kaligeed isu taaagto.

My Talk page wax ka badal

Hi. I prefer to keep all messages on my talk page, so please don't remove any messages. -- Tegel 14:55, 12 Juun 2011 (UTC)Reply

waa in aad ka digtoonaataa wax ka badal

saraar sxb, jooji dhibka, wax alle waxa aad rabtid aniga i weydi oo meeshaan maamule ka ah.Ma laguu ogolo in aad qof kale weydiisid, mahadsanid Maax 15:11, 12 Juun 2011 (UTC)Reply

wax sax ah qor wax ka badal

fadlan wax sax ah qor ilaa inta ee somaliland ka madax banaanaaneeso!! Magaalo kasto oo ku taalo woqooyi galbeed waa in aad ku dartaa somalia, kadib neh la xiriirisaa maamulka ee ka tirsantahay! mahadsanid Maax 17:09, 12 Juun 2011 (UTC)Reply

ninyahoow waa ku xushmeenooyaa wax ka badal

Jooji dadka aa weediisaneeso maamulnimada!, wallahi marka danbe ma ku xushmeenaayi, wax kasto oo rabto ani i weedii .Teeda kale ka daa meeshaan sawirada foosha xun. Dad badan oo calamka aa fiirsado. mahadsanid Maax 17:31, 12 Juun 2011 (UTC)Reply

Waan kuu mahadcelinayaa marka hore wax ka badal

Haaye walaal maxaan adiga wax kuwaydiiyaa adiga wax in aan qoro dhan ma ii ogolid adiga waxaad ii aragtaa amaba aad iila dhaqmaysaa sidii qof aan soomali ahayn markaas taas ayaa igu kaliftay in aan dadka kale sxb wax waydiiyo walaahay sxb aniga aad aan kuuxushmaynayaa fikradayda dhan waxaad u aragtaa somaliland, sidaas maaha aniga waxaan ahay qof kamida qawmiyad waynta soomaaliyeed somaliland iigama duwana somalida walaahay aniga sxb soomaalidu waa isugaukay mid laakiin adiga waad i cunsuriyadaysaa, taasina ma kuufiicna meesha maamulkeeda ayaad tahay waa in aad qof dadku u simanyihiin aad ahaataa hada kadib wixii aan halkan uga baahdo adaan kusoo waydiinayaa sifiican iicaawi, hadaad aragto ssawir ama qoraal aan kuqancin oo aan qoray waad tirtiri kartaa xagayga wax mushkilda kama aha, laakiin walaalkay oo somaliya yaan kuu aqaanaa walaahay aadna waankuugau faraxsanahay, mahadsanid.... saraar 19:41, 12 Juun 2011 (UCT)

somaliland wadan ma ahan wax ka badal

Fadlan wax sax ah qor. Somaliland haka dhigin wadan. waa mamul goboleed ka mid ah dalka soomaaliya, waxa aa kaaga shakisanahay waxaas oo kale waaye.Somaliland markii oo wadan noqdo allaha gaarsiiyo, laakiin sida ee calamka dhan u yaqaanaan u qor. Maax 20:44, 13 Juun 2011 (UTC)Reply

Hargeysa waa caasimada labaad ee dalka Soomaaliya. Maax 17:53, 15 Juun 2011 (UTC)Reply

waxaa sameyn kartaa wax ka badal

ka soo qaad aqeybta ingiriiska caasimad kasto oo ku taalo afrika liiskeeda luqadaha caalamka,si oo afka soomaaliga u soo baxoMaax 18:30, 15 Juun 2011 (UTC)Reply

Do you speak english? wax ka badal

It seems you left me a message, but i'm unable to translate what it says, do you speak english?--Jcaraballo 20:53, 15 Juun 2011 (UTC)Reply

Oh... well, seems you already noticed i don't =), i'm just part of the SWMT. Greetings!--Jcaraballo 23:18, 15 Juun 2011 (UTC)Reply

waa digniintii kuugu danbeysay wax ka badal

Saraar wallahi meeshaan gabi ahaanbo waa kaa wada mamnuucaa hadii aad dhibka dhaafi weyso.Ha wada masaxin bog, ku qor (tirtir|iyo sababta). Waxna haka tirtirin meesha codsiga! dhinaca kale haka wareejin fariimaha maamul goboleedyada!. meeshaan waa in wax sax ah la qoraa.Hadii aa wax sax ah qori karin. faraha ka qaad.Fariintaan waxaa kale ee ku socotaa ipka ka bilaabanaayo 82 Maax 10:01, 16 Juun 2011 (UTC)Reply

possible vandal? wax ka badal

Please take note of this IP user. After blanking page twice, now he created an article and two talk pages. I can't read the language so please take a look. Thank you.--Bencmq 19:29, 21 Juun 2011 (UTC)Reply

shillin soomaali wax ka badal

wixii aad qortay waxaa u wareejinaa bogga Shilin Soomaali oo taariikh leh.

wax ka bedel boggaas wax ka badal

Xoriyada meesha ku qoran ma ahan mid taariikh ah oo la xusi karo. Soomaaliland ma ahan wadan la aqoonsaday, sidaas darteed, Xuskaas ma ahan wax jiro oo waa wax la iska dhahay oo taariikh laheen.!!!

markii fariin laguu dhigo, isla meeshaan ku soo jawaab, magacaada neh ku qor. ama hadlada wee is dhaafayaan.

Shacabka soomaaliyeed wax shaqo ee ku leeyihiin ma jirto wixii oo siyaad barre sameeyay. Mana aqaan waxa aad ka cabaneeso. Ma qabiilnimo aad fiirisaa, shacabkaaga yaa waaye??? Ilaa hadda qof garanaayo ma lahan u jeedada maamulka soomaaliland. waxa ee ku saabsantahay waa qabiil kaliya. hadii oo siyaad barre xasuuq u geestay shacabka reer woqooyiga, ma adinka kaliya aa xanuunka dareemeesiin mase waa soomaali oo dhan?? ma shacaba woqooyiga kaliya oo siyaad bare u geesanaayay dhibaato mase meelo badan oo ka mid ah soomaaliya??? Fadlan meeshaan lama ogola in la abuuro naceeb iyo dhib. Meeshaan waxaa la rabaa in lagu qoro wax sax ah oo jiro, waa in loo dhaqmaa daacad, lana qoraa wax kasto oo caalamka ogyahay.Meeshaan dhibaato siyaasadeed looma baahno. Maax 10:47, 24 Juun 2011 (UTC)Reply

Shacabka somaliyeed anigu waxa aan u aqaanaa shucuub kala dagan meelo badan jabuuti kiinya itoobiya somaliland iyo halkii hore loogu magacaabi jiray somalidii taliyaaniga diid ama hadiidin yeel ama hayeelin somaliland waa wax jira oo dhacay kasoo noqoshana malahan ........Saraar

jawaab wax ka badal

walaal marka hore waa in aad barataa soomaalida dadka ee yihiin iyo sababta ee u kala degenyihiin meelaha aad sheegtay iyo taariikhdooda.Waxaa kula talinaayaa, aniga meeshaan marabo in aan ku qoro wax dhibaato u geesanaayo shacabka soomaaliyeed, sidaas darteed qeebtaan soomaaliga waxee u shaqeenee sida luqadaha kale ee caalamka.lama ogolo in wadan aan jirin loola dhaqmo si wadan jiro mahadsanid, waana ka saaraa taariikhda hoose ee boggii xornimada somaliland Maax 11:02, 24 Juun 2011 (UTC)Reply

daljir

suaal walaalaha dhamaan tood xil saaran weeyaan in eey ka qeeyb qaadaan dejinta dalkeena hooyo sideense uga qeeyb qaadan karnaa dejintiisa suaal furan

daljir

suaal walaalaha dhamaan tood xil saaran weeyaan in eey ka qeeyb qaadaan dejinta dalkeena hooyo sideense uga qeeyb qaadan karnaa dejintiisa suaal furan

su'aal yar wax ka badal

adiga nin waalan aa tahay. Raage ma ogi waxa aa ku jeclaatay, laakiin ku dadaal soomaalinimada. Su'aasheyda waxaa waaye. maxaa af soomaali lagu dhahaa (navigation?)

Sxb horta markahora waan kusalaamayaa,ani muwaadin somaliwayn ah ayaan ah somali oo idilna waan jeclahay walaahay sxb laakiin hadii somalilandtu yar jiidato dee sxb h ila yaabin hadaan su aashaadii u daadago niyaw sxb luqadeenu luqad fiican oo jirta ayay ahaan jirtay, laakiin hada waxa ay kusocotaa in ay dabar godo anigu walaahy waan u baqayaa,kalmada

(Navigation) waxa ay lamacno tahay kalmada somaliga ah ee "Gooshitaan" ama gooshid. waayo marka laga hadlayo. gaadiidka gaar ahaan maraakiibta iyo diyaaradaha waxaa la isticmaalaa,gooshid, tusaale ahaan: maraakiibta iyo doonyaha ukala goosha Yaman iyo Soomaaliya aad ayay u badan yihiin. saraar

Wallahi ma ogi waxa aad ku necbaatay soomaalinimadii oo ilaahey ku siiyay oo waligaa eheed nin soomaali ah.Ma ogi waxa aad magaca soomaaliga ah uuga ordeesid oo u rabtid magaca gaalada, runtii waa nasiib darro. somaliweyn waxaa la dhahaa dhulalkii gumeestiyaashii kala qeebiyeen ma ahan wax lagu faano ama la'iskugu yeero.Waa ku mahadsantahay xarafka aad ii fasirtay. Ogsoonoow adiga ma lihid luqad kuu gooni ah, waxaa jiro xarfo oo si qaldan u dhaheesid, sida (R) iyo (T) oo ka dhigeesid (DH), iyo waxyaabo yar yar sida, cusbada,qashinka,canjeerada oo milix,xashiish iyo laxoox aa dhahdiin. waxaas waa iska caadi. waana ku mahadsantahay xarafka aad ii fasirtay! Maax 14:06, 6 Luuliyo 2011 (UTC)

Waxan ayay dadku ku hadlayaan wax kajiraa ma jiraan somaliduna waa dad walaalo ah oo isku mid ah mana kala maarmaan.mana kala goikaraan.markaa hadalka dadka ha dhagaysan hamoodin in somalidu ay kala tagayso , somalidu waa dad walaalo ah oo isku mida oo isku diin iyo luqadba ah hadalka dadka adigu run hamoodin majirto cid somli kala kaxaykanrtaa.takale ee aan kuusheegayaa waxay tahay (dh)

(T) taas waxaa ladhahaa lahjad ee maaha in aynu kala luqad nahay laakiin waa lahjad oo carabka ayaa qofba si ugu dhwaaqaa, marka la eego soomaliga waaluqadaha ugu fiican ee aan kala jajabin,..mahadsanid. saraar 14:14, 6 Luuliyo 2011 (UTC)

fdfdfdfdfd

saraar sxb wxaa tahay nin aa xushmeenaayo, fadlan dhaaf qoraalada oo eheen wax sax ah oo dib u soo celineeso!! iyo maqaalo la tirtiray oo soo celisay! waxaa ka hadlooyo waxaa ka mid ah boggaga sida (Koonfur sudan) oo eheen maamul balse wadan iyo (hargeysa) oo eheen caasimada soomaaliland oo kaliya balse caasimada labaad ee dalka soomaaliya, iyo (dagaaldii sokooye) oo aan wax shaqo ku leheen gumeesi sawirka meesha laga wareejiyay neh aad dib u soo celisay! iyo magacii (calanle) oo tirtiray oo dib u soo celisay adiga oo ku qorin sababteeda!! (SSC) neh ma ahan maleeshiyo balse maamul, Fadlan boggaga aa ka hadlaayo soo sax ama dib aa u celinaa mahadsanid Maax 13:57, 14 Luuliyo 2011 (UTC)

waraa adiga qasab ma ahan in aa markasto kuu digo.wallahi markaan ma ku xushmeenaayi, wax sax ah qor oo dhaaf dhibka.Soomaaliland wax jira ma ahan, meeshaan mar danbe ma ku qori kartid somaliland ama somalilander, magaalo kasto oo ku taalo dalka soomaaliya waa in aad u qortaa in ee tahay qeyb ka mid ah dalka soomaaliya.Hadii aadan u qori karin fadlan meelaha kale ku soo qor meeshaan haku qorin.Waa digniintii kuugu danbeesay, wallahi mar danbe ma kuu digaayi.Maax 10:20, 22 Luuliyo 2011 (UTC)
Magaalo kasto oo ku taalo soomaali galbeed waxee ka midtahay dalka itoobiya,waana sida caalamka looga yaqaano.ma jiraan wax aad kala baqeesid.Qofka marka oo joogo magaaladaas waa in oo ogaadaa in oo joogo dalka itoobiya, teeda kale wee fiicantahay in la hormariyo wikipediyaha afka soomaaliga, laakiinse waa in ee wax sax ah ku qornaadaan.Dhinaca kale adiga uma dhawid SYL,raggaas waxee ahaayeen koox wadaniyiin ah oo mideeyay shacabka soomaaliyeed.Adiga waaba lagu celi l'ayahay Maax 18:43, 22 Luuliyo 2011 (UTC)

sababta aa qoraaladaada uuga tirtiray magaalooyinka qaar wax ka badal

Marka hore sxb, runtii meel kasto waxaa ku qortay soomaaliland, intii yareed oo maqnaa, waxaana kana saartay magaca soomaaliya. Waxaa maqaalada qaar u qortay si calaacal ah, iyo in ee soomaaliland tahay wadan. SXB'kiis sida aa kuu sheegay magaalo kasto ku dar gobolka ee ka tirsantahay adiga oo raacinin soomaaliland. gobolada ee maamulka soomaaliland sameeyeen ku dar qeybta soomaaliland iyo magaalooyinka la abaabulay wixii ka danbeeyay 1992, mahadsanid Maax 22:03, 22 Luuliyo 2011 (UTC)

sxb hortaa waxaad maqnayd anigu maan ogayn somaliyana anigu ma tirtirin wixii aan awooday ayaan qoray Koonfurta somaliya anigu maan arag wiligayna matagin sidaas oo ay tahay hadana wixii aan ka awoodo waan kaqoraa laakiin hayga dhigin aniga nin somaliya u cadawa oo tirtirya,niyaw sxb waxaad tahay mafahmin walaahay runtiina qof xun ayaad tahay,anigu somali nimo ayaan kugu xushmeenyaa laakiin mardanbe haydhin somaliyaad tirtirtaa no, waxaad u muuqataa qof aan musaqaf ahayn. anigu waan jeclahay in aan waxqoro laakiin waxaan goaan ku gaadhay in aan kuudaayo maanta kadib wixii somaliya iyo soomaliba kusaabsan waxaan goaansaday in qaybta AF somaaliga aan kuqoro kaliya waxyaabaha kale ee looga baahanyahay waayo mafiicna in markasta waxyar oo sakaaro aanay kabiirsan in aynu kumurano sxb in aan.mahadsanid

saraar 0:18, 22 Luuliyo 2011

ku saabsan masaxida wax ka badal

walaal markii aad qoreesid (tirtir ama delete wa in aad ku qortaa qoraalada korkooda, waana in aad sii raacisaa xariiqanta dhexe | ka dib neh aad ku qortaa sababta loo tirtiraayo bogaas..Maax 14:47, 25 Luuliyo 2011 (UTC)

Reminder wax ka badal

Hi Maax! If you would like, would you mind making articles on Minneapolis and St. Paul, Minnesota in Somali?

Also, if you want to do more requests, I have User:WhisperToMe/Education Thank you WhisperToMe 07:00, 17 Agoosto 2011 (UTC)Reply

isaaq wax ka badal

Ma jirto wax la dhaho (dhashii shikh isxaaq), qabiilada wee kala baxaan! mida kale dadka ku hadlo afka soomaaliga, waxaa la dhahaa soomaali. hadii aa wax sax ah qori karin, waa kaa mamnuucaa meeshaan, hadda ka hor neh digniin aa ku siiyay!Maax 16:13, 20 Sebteembar 2011 (UTC)Reply

ku saabsan sawirada wax ka badal

walaal sawirada badan ka yareey wikimedia.Waxaa maqlay in aan la ogoleen in sawiro badan lagu daro wikimedia. Sawir kasto aa soo galiso wuxuu aadaa wikimedia. Sawirada micno la'aanta ah waa in la tirtiraa, ii sheek kuwa aad isleedahay waa in la tirtiro Maax 14:51, 6 Nofeembar 2011 (UTC)Reply

Asc. Sxb Saraar waad salaamantahay. wax ka badal

I was so disappointed when I saw your editing on Faysal Cali Waraabe's biography. Hargaisa was part of Somalia in 1948; and Faysal considered himself to be a Somali when he was born till Somaliland was formed two decades ago. So, if you are here to tell the truth, tell it without bias. I am from Mogadishu, and I do respect the will of Somalilanders, and I love them. I have a lot of good friends from Somaliland, but still, I think it's inappropriate to bring one's biased ideology here.

I re-edit Faysal's biography, but I didn't change any thing you wrote, just the punctuation.

I hope you understand.

Have a nice day, Your friend, Mohamed. RSVP

Sxb aad baad u mahadsantahay. I have some questions, can I have your e-mail. Danke.

sawirada wax ka badal

  Walaal sawiro badan ayaa wikimedia soo gelisay oo badankooda aad u foolxum.Fadlan sawirada wikimedia ka soo qaado ama soo geli sawirada qurxoon oo muhiimka ah kaliya adiga oo ilaalinaayo sharciga laysinka! sawirada aa isleedahay waa in la tirtiro ku qor tirtir, si loo yareey sawirada badan micno la aanta ah. mahadsanid Maax 13:21, 13 Nofeembar 2011 (UTC)Reply

walaal Sawirkaan adiga maa iska leh?, qeybta ingiriiska neh wuu ku jiraa, mana laga soo qaadi karo! Maax 14:32, 13 Nofeembar 2011 (UTC)Reply

su'aal wax ka badal

 walaal abtiriska qabiilka murusade maa wax ka taqaan? tashiil yaa waaye?, Maax 15:49, 29 Diseembar 2011 (UTC)Reply

  Waa ku salaamay Saraar, walaal waxaa arkay in oo qoraalkaaga ahaa mid meeshaan laga ogoleen
Sidaas darteed waxaa rabaa in aa kuu sheego in oo meeshaan ka mamnuuc yahay hadalada micno la'aanta ah,cayda ama af lagaadada iyo waxyaabaha xayeesiinta, waxaa laga yaabaa in aad ogeyn, sidaas darteed waxaa kula talin lahaa in aad akhrisato bogga Caawinaada

salaan ka socoto, isticmaale ilaaway in oo saxiixo soo dhaweynta

 saraar sxb waa in aad wax sax ah qortaa oo jiro.Taariikhda Somaliland sida aad u qortay waa si heer saro ah, laakiin waxaa loo baahanyahay caddayn. walaal caawinaad waxaa ka heli kartaa qeybaha kale ee wikipedia, ka fiirso sida ee u qorontahay mahadsanid Maax 14:37, 9 Jannaayo 2012 (UTC)Reply

ogaysiis wax ka badal

 waraa adiga kaama heli, hadii aa meeshaan wax sax ah ku qori wayso, wallaahi waa kaa mamnuucaa. Somaliland wadan ma ahan, wax jiro ma ahan, wikipedia waa in ee wax sax ah ku qornaataa mahadsanid Maax 16:41, 22 Jannaayo 2012 (UTC)Reply

waraa adiga kun jeer aa kuu digay, wax sax ah meeshaan ku qor. wallahi marka danbe meeshaan waa kaa wada mamnuucaa. Somaliland dal jira ma ahan, qoraal caddayn ah, la imaaw intii aadan maqaal bilaabin. Maax (talk) 11:37, 1 Maarso 2012 (UTC)

  walaal soo sax waxa aad ku qortay maqaalka soomaaliya sawirka laasgeel, wallahi hadii aad dhibka dhaafi weydo walaal, meeshaan mardanbe wax ma ku qoreesid, meeqo sano aad jirtaa horta adi? Maax (talk) 18:07, 4 Maarso 2012 (UTC)

Article requests wax ka badal

Hi, Max! Are you interested in doing more article requests? If so, I have some at User:WhisperToMe/Education

If you are interested, please let me know :) WhisperToMe (talk) 17:40, 14 Maarso 2012 (UTC)

Transation Request wax ka badal

Greetings Saraar! Would you be so kind to help me translate part of en:Lu Xun and en:Emperor Wu of Han into the wonderful Soomaaliga language? Please. 3-4 lines would be enough. Best regard-Vunz Vujmingz (talk) 07:44, 22 Oktoobar 2012 (UTC)Reply

HI wax ka badal

AAD BAN KUU SALAMAYAA WALAL, WAXANA JECLAYSTAY INAN EDIT GAREEYO PAGE KA CEELAFWEYN EE WIKIPEDIA WAXAN AHAY QOF XIRFAD U LEH EDITING KAA MARKAA HADAAN WAADA SHAQEYNO KA WARAN THANKS --41.189.229.78 18:15, 28 Abriil 2013 (UTC)NUSAYBA SAEED ASKAR--41.189.229.78 18:14, 28 Abriil 2013 (UTC)Reply





Wear haye sideebaa layahau {{{}}}