sakariye maxamed salax wax ka badal

waxa uu kudhashay kuna barbaaray magaalada muqdisho waxuu waxbarashadiisa ilaa iyo galaska 4aad kudhamaystay iskuul kuyala magaladaasi muqdisho, sanadka marku ahaa 2007 bishi 4 28dedi ayuu yimid magaalada caabudwaaq halkaasi oo uu dib uga bilaabay heerkiisii waxbarasho waxuna halkaasi kudhamaystay dugsi hoose ilaa iyo Form1 oo uu hada yahay waxuu hada kuhaminayaa inuu dhigto jamacad gar ahan kuliyada siyaasada, dhaqaale iyo engindrinimo INSHA ALLAH