walaal ku soo dhawoow wikipediaha, waa wax fiican in aad ka soo qeybgashid oo aqoontaada ku soo darsatid. Haa wee jiraan meel lagu sheekeesto, waxaa fariimahaaga dhigi kartaa meesha ee ku qorantahay "wadahadal". Walaal marka hore isku day in aad akhrisatid Bogga Caawinaada si aad u fahanto wikipediaha sida loo isticmaalo. Mida kale walaal aniga ma tirtirin taariikh aad adiga qortay. waxaa tirtiray qoraal gabay ah, sababtoo ah waxaa loo baahanyahay oo kaliya, qoraal information ah, sida abwaanka qoray gabaygaas, taariikh nololeedkiisa, xiliga oo qoray, inta gabay oo qoray iyo meesha oo ku dhashtay waxyaabahaas. Hadii aad haysid xog ka hadleeso abwaankaas neh waa ku soo dari kartaa, mahadsanid Maax (talk) 12:20, 2 Luuliyo 2012 (UTC)