walaal boggag badan ayaad magacooda soo gaabisay, maxaa waaye sababta? fadlan haka badalin magaca boggag badan ayada oo laheen sabab. hadda ka hor meeshan waa lagaa xanibay. Maax (wadahadal) 19:27, 1 Agoosto 2020 (UTC)Reply