Mahad Sodalwaxu kudhashay kuna barbaaray Magaalada Muqdisho waxu wax kabartay Stockholms universitet maadada IT ga hadana waxu rabaa Insha alaah inuu ka qaato Doctorate maadada Publichealth insha alaah, wai warxin ah gadaal ayaan kasoo gudbin doonaa Insha alaah.