Saaxiib aad ayaan kuusalaamy salaantaa kadib qoraalka aad kasamaysay Shiikh albaani,saaxiib waxaadsamaysaa kutubta uu qoray ee carabiga aad kuqoratay soomaali kuturjun,amaba waxaad kuqortaa in sonli loo turjumi karo si aan u turjumo Mahadsanid sxb.Saraar 19:58, 7 ok 2011 (UTC)

Links wax ka badal

Hello, I was wondering : why do you keep deleting the links to Qaamuus and to Category:Qaamuus on the Qaamuus finnish soomaali finnish page ? It would be helpful that you leave them in place. Baronnet (talk) 17:15, 12 Febraayo 2013 (UTC)Reply

Waa ku salaamay Ina Warfaa, Walaal waxaad isku daydaa hab qoraalka inaan habaysid oo aad kala saartid, hadii kale dadku waa ku wareerayaan!

Tusaale ahaan: Sidaan oo kale waa faahfaahsantahay, Hadii kale maamulka bogga waxaa laga yaabaa in ay u arkaan ruux iska cayaaraya isla markaana ay kaa joojiyaan.

Qaamuus finnish soomaali naxwe
1 aamunkoite qorraxsoobax magac
2 aivastus hindhiso magac
3 sunnuntai Axad magac

Ha iloowin inaad saxiixdo fariimaha sidaan oo kale si loo arko waqtiga iyo taariikhda Adigoo adeegsanaya calaamadahaan

{{{~ ~ ~ ~ ~ ~ ~ ~}}} Mahadsanid.

Saxiixa --Abshirdheere (talk) 08:32, 15 Febraayo 2013 (UTC)Reply

Waan kaa qaaday Abshirdheere salaanta, walaal ma garanayo habka qoraalka loogu habeeyo "Wikipedia-ha", inkastoo qaamuuska uu iigu diyaarsan yahay "word" ahaan, haddana haddii aad waqti heyso, habeyntiisana aysan waqti kugu qaadaneyn wikipedia-ha xaggiisa, waan kuu soo diri karaa qoraalka qaamuuska oo "word" ku diyaarsan, haddii aad ii soo gudbisid e-mail-ka aan kuugu soo diri lahaa qoraalka qaamuuska. Mahadsanid. Saxiixa Ina warfaa (talk) 16:44, 15 Febraayo 2013 (UTC)

Tusaalahaan adeegso wax ka badal

Qaamuus finnish soomaali naxwe
1 aamunkoite qorraxsoobax magac
2 aivastus hindhiso magac
3 sunnuntai Axad magac

Intaan Nuqul ahaan u qaado

{| {{jadwal}}
|-bgcolor=wheat
!Qaamuus||finnish|| soomaali||naxwe
|-
|1||aamunkoite||qorraxsoobax||magac
|-
|2||aivastus||hindhiso||magac
|-
|3||sunnuntai||Axad||magac 
|}

Qoraalkaan hadii aad adeegsato waa kuu suura galayaa ee isku day, ma u baahna wax sidaas ah Mahadsanid.

--Abshirdheere (talk) 17:21, 15 Febraayo 2013 (UTC)Reply

Mahadsanid

Aad baad ugu mahadsan tahay Abshirdheere hagidda iyo taladaba.

Ina warfaa (talk) 18:40, 15 Febraayo 2013 (UTC)

Fadlab bayaani qoraalada wax ka badal

3

Hadii aadan awoodin sidoo hore, sidaan ukala dhidhig mahadsanid.

--Abshirdheere (talk) 23:13, 9 Maarso 2013 (UTC)

Mahadsanid wax ka badal

Waad ku mahadsan tahay mar kale Abshirdheere talada iyo hagiddaba, waana isku dayayaa intii tabarteyda ah. --ina warfaa (talk) 08:00, 10 Maarso 2013 (UTC)

 
Mudane, Ina warfaa. Waxa kuu taalla farriin cusub Bogga wadahadalka ee Abshirdheere.
Waxaad samayn kartaa inaad bixisid ogaysiintaan goortii aad doontid adigoo tirtiraya moodalka {{Talkback}} ama {{Tb}}.