Garabla

GARABLA magaalda garabla waa magaalo qadiimiya oo ku taala bariga gobalka galgaduud waxeeyna 90 km dhanka bariga kaga beegantahy degmada ceelbuur Magaalda garabla dadkeedu waxeey uqeybsamaam beeraleey iyo xoola leey Magaaldu waxeey leedahay school kaas oo dowladii kacaanku dhistay sanadkii 1980 waxaana dib udhis lagu sameeyay 2005

Magaalda waxaa kasoo jeeda dad caan ah oo magac ku leh gobolada dhexe iyo guud ahaan soomaalia  waxaana ka mid ah

prof.ciise maxamed siyaad, wasiir farxaan cali gaban, ibraahim afgooye , cabdi macalin xildhibaan maxamed cabdulle faarax geeseey , xildhibaan bootaan ciise caalin Gen. Garaad nuur cabdulle taliyha booliiska gobalka banaadir, ganacsade axmed nuur cali jimcaale ganacsade c.qaadir xaashi jimcaale , maxamed axmed xaashi qoslaaye

Magaalada waxaa ka baxa wadada isku xirta  gobolada galgaduud iyo mudug dhanka bari

Start a discussion with Garablo

Start a discussion