Adanmasare
The Masare tribe wax ka badal
The Masare somali clan Is one of the largest groups of the Saransoor tribe among the somalis
They largely inhabit Ethiopia and Kenya Where they are represented in High government offices In Parliament and government ministries
They are brothers to the sons of saransoor
Degodia Geljceel Cise Masare
They live in Nfd WAJIR, Tana River Mandera
And in Ethiopia Where they Are 50% population In Liban zone of the somali region of Ethiopia
Suftu Dollow Hela Quran
Filtu Boqol mayo
They love peace And contribute largely in the civilization of the somali community
Adanmasare (talk) 14:53, 20 Oktoobar 2016 (UTC)
Welcome all
Adanmasare (talk) 15:02, 20 Oktoobar 2016 (UTC)
Beeshaa Masare Saransoor wax ka badal
Masarre saransoor waa Qabiil wayn,kana mid ah qabiilada Soomaalida kuwa ugu badan xaga tirada,degana dhul aad u balaaran, garjante gardheere samaale oo ku Abtirsada Afarta SARANSOOR oo kala ah:
Masarre Dagoodiye GaalJecel Ciise
Abtirka Masarre
Marka hore Masare saransoor garjan waxaa dhalay; Aabe: Saransoor Garjan Riyaale iyo Hooyo: Xabiibo Digaale Baadacade, abtirkiisana waa sida tan: Massare Saransoor Garjan Riyaale Mataan Riyale Garjante Xajibadood Lo'gade Lixingade Wayalcase Axmed Gardheere Samaale Hiil Abroone.
Deeganada uu Masarre Dego Masarre saransoor waa beel magac kuleh itoobiya,kenya,iyo qaybo kamid ah somalia.waxayna walaalo yahiin dagodia,ciise,iyo gaaljecel. Beeshan waxa ay dagaan dhul aad u balaaran oo isku xiran,waxaana lagu qiyaasaa ilaa kun iyo dhowr boqol oo kilomitir.waxa ka mid ah dhulka ay degaan dhanka Kenya NFD Wajir,Mandheera,Rhamu,Takabo,Tarbaj,Qorof-xaraar,Hadhaadho, Wagala,Bangal,Kutulo,Giriftu,Asaxaabo,Lafaaleey,Wajir-boor,Booko,iyo meelo badan oo ka tirsan NFD.Dhanka Ithiopia Filato,Dooloow, Suuftu buula libi qurac masare ,Nagayle,Xayo-suuftu,Nimcaan,Waqooyi-galbeed soomaaliya gaar ahaan gabiley,jabuuti Wad-la-hubo iyo meelo badan oo ka tirsan deganka Somali galbeed ee Ithiopia maamusho, iyo waxaa kaloo jira dad degan oo kunool Caasimada soomaaliya ee Muqdisho. Waa qabiil ku caan baxay is maqalka,midnimada,is gar-gaarka iyo ilaalinta walaalnimada,taasoo uu Allaah kaga nabad galiyay colaad dhex marta dhexdooda,taariikhna laguma hayo iyaga oo waligood hub isu qaatay. Waxaa kale oo lagu yaqaanaa iney ku caan baxayn aqoonta waa dad aqoon leh oo sharaf iyo karaamo ilaah uu ku manaystay. Waxaa ka mid ah dadka aadka u caanka ah ee Masarre saransoor ah, Abe Xassan Killi o ahaa halyey saransor, Cabdi Hiraab Xujaale oo ah siyaasi ah afhayeenka baarlamanka dollow addo Cabaas Kk siyaasi kenya ah Colonel. Maxamed Xuseen Cunshur oo ahaa, colonel ka tirsanaa Dowladii kacaanka aheyd ee uu ka talinayey Jaalle Maxamed Siyaad Barre. Waxa lagu amaanaa deris wanaaga marti soorka,bad-baadinta safarrda iyo waliba bixinta maganta,oo qof ka mid ah ku magan siiyo ama maago inuu ku bixiyo,ma jiro qof kugu soo xad-gudbi karaa,waxa ay ka simanyihiin u hogaansamidda awaamirta cuqaashooda. Masare saransoor toban sano kahora waxuu ahaa qabiil kudhax jiro beesha dagodia laakin hada wuu madax banaan yahay oo waa walaalo is garab taagan. Waxaa kale oo uu masare saransoor dabeecad uleeyahay daganaanta iyo badbaadinta beelaha dariskiisa ah marka loo fiiriya afarta saransoorna waa geesigooda waana manaxa an gardaro yaqaanin in lagu qaldamo maahine.
Adanmasare (talk) 21:41, 20 Oktoobar 2016 (UTC)
Branches of Masare wax ka badal
Beshaa Masare afar qeeyb
Faqi faraax( wuxuu ukala baxaa 5 Jilib) Cabdi maxamed(4 Jilib) Cabdi yussuf(3 Jilib) Faqi cifaaf(2 Jilib)
Adanmasare (talk) 21:45, 20 Oktoobar 2016 (UTC)