Waa digniintii kuugu danbeysay; ha tirtirin boggan!

Hadii aad khalad dambe samayso waa lagaa mamnuuci doona Wikipedia Af-Soomaaliga.

--Abshir Dheere (talk) 23:00, 6 Nofeembar 2013 (UTC)Reply


Kani waa bogga wada hadalka ee isticmaalaha qarsoon ee aan wali akoon abuurin, ama aan isticmaalin Sidaa darteed waa inaan isticmaalnaa cinwaanka IP nambarada si loo aqoonsado. Cinwaanka IP-ga noocaas ah waxaa wadaagi kara dhowr isticmaale. Haddii aad tahay isticmaale qarsoon oo aad dareemeesid in faallooyinka aan muhiimka ahayn adiga laguula taliyay, fadlan abuur akoon ama Soo gal si looga fogaado jahwareerka mustaqbalka lala galo isticmaaleyaasha kale ee aan lagaran.