faqa cismaan maxamed mahad waa laf ka tirsan beesha ree mahad (Cumar maxamuud Majeerteen) waxa ayna ku qaraan yihiin beesha sheekhaal loobage gaar ahaan maxamed caagane waxa ayna isku bah yihiin cumar maxamed mahad waxaana la yiraahdaa "Bah Hawiye" waxana dhalay maxamed mahad farax shirwac

sheekhaal ma ahan odey si rasmi ah loogu abtirsado lakiin waa midow diimeed oo ku midoobay faafinta diinta waxaa jiro qabiili badan oo ka mid ahaa dalada sheekhaal sida Leelkase maxamed muumin,ree owxasan oo ku laabtay 'ashraaf' Ree macalow oo ku laabtay 'Habar gidir ceyr' faqu muxumed oo kulaabtay 'Dir,sure' sidoo kale faqa cumar oo iyagana ku laabtay 'Dir sure' waxaay isugu jiraan kuwa Hawiye ah kuwa carab ah iyo kuwa kale

Cismaan maxamed mahad waxa uu dhalay 6 wiil

1.Axmed cismaan maxamed

2.Shuceyb cismaan maxamed

3.cabdi cismaan axamed

4.Maxamed cisaan maxamed

5.cali cismaan maxamed