WARSHADDA CAANAHA OOG

OOG waa warshaddii ugu horeesay ee ka hirgalisa Soomaaliya warshad Caano ka dib Warshaddii Caanaha ee dowladdii dhexe ee Soomaaliya.

HIIGSIGA OOG

OOG waa in ay gaarsiiso dhammaan bulshada Soomaaliyeed ee kunool Dalka wax soo saar tayo leh iyo qaymo jaban.

RISAALADA OOG

OOG waxa ay ballan qaadeysaa in ay macaamiisheeda u soo saari doonto wax soo saar tayo leh oo ay ku jirto caafimaad iyo cunto wax tar leh.

HADAFKA OOG

  • Wacyi galinta Bulshada (Consumer education)
  • Wax soo saar Tayo leh (Quality of dairy and food products)
  • Horumarinta Bulshada Socio-economic development)
  • Baaritaan Cilmiyaysan(Research and development)

www.oogdairy.com

https://www.facebook.com/oogdairyfactory/