Muhumed Ali wax ka badal

Waxaan ahay Soomaalilander degan dalka Nederland. Haddii ilaahjey jidhaa waxaan doonayaa inaan ka qeybqaato siddii loo dhisi lahaa af Soomaaliga oo iminka dhimasho ku sii socda. Haddii aan dhamaanteen gacmaha is qabsano oon wadda jir aasaaska afkeena hooyo u hagaajino, caruureenuna xuxuun ayey inaga shaxli.

Waarimeyside war hakaa hadho.

Taariikh wax ka badal

Ku dhashey Somaliland, Hargeysa.

Dugsi sare: Dugsiga sare ee farsamada gacanta een Muqdisho.

Jaamacadda: Jaamacadda Ingineering ee Rotterdam qeybta Computer Engineering.

Shaqo: 7 sanoo waayoaragnimo Software Engineering ka.


Xidhiid wax ka badal

Igala soo xishiidh a.muhumed@Gmail.com