Macruuf
Joined 4 Diseembar 2010
Saeed Hussein Abdi "Saeed macruuf", waa ardey wax kabarta Dalka Malayasia, gaar ahaan Gobolka Kadah ee waqooyiga Malaysia.
macruuf waxa uu dhigataa Jamacadda University Utara Malaysia, waxa uu kabartaa Faculty of Information technology qaasatan taqasus ka ah Networking.