Dagmada jawiil
Joined 10 Luuliyo ama Luulyo 2015
asc marka hore waan idiin salaamay dhaaman aqiristayaasha magaceygu waa liban heybe waxaan rabaa in aan idiin soo gudbiyo taarikhda dagmada jawiil ee gatirsan gobolka hiiraan jawiil waa degmo kamida degmooyinka ugu qadiimisan gobolka Hiiraan, degmada jawiil waxeey dhanka bari kaxigtaa dagmada baladweyne ee xarunta gobolka hiirann